Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in aan la ogolaan doonin in la kaxeeyo Gaari aan lahayn Buugga lahaanshaha iyo Aqoonsiga Wadista Baabuurta
Sabti, September 01, 2007HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maanta ka qeybgalay xaflad lagu fura...
Warkii oo dhan »
Maxaa looga hadlayaa shirka ay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka ku qabanayaan Magaalada Asmara?
Sabti, September 01, 2007HOL): Shirweynaha Xoreynta iyo Dib u soo Nooleynta Soomaaliya ayaa ka dhacaya magaalada Asmara ee dalka Eritrea taariikhdu ma...
Warkii oo dhan »
Taliye cusub oo loo magacaabay Ciidanka Booliska Puntland
Jimco, August 31, 2007(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi (Jen Cadde) ayaa wareegto uu maanta Xafiiskiisa ka soo saaray wuxuu taliyaha Ciida...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee la soo gebagebeeyay maka soo baxeen mirihii loo baahnaa?
Jimco, August 31, 2007(HOL): Waxaa Magalaada Muqdisho 30kii bishan aynu ku jirno ku soo dhamaaday Shirkii dib u hishiisiinta Beelaha Soomaaliyeed oo a...
Warkii oo dhan »
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in uu guul ku dhamaaday Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Jimco, August 31, 2007(HOL): Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay ka qeybgalay xafladdii xiritaanka Shirka Dib u heshiisiint...
Warkii oo dhan »
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Riwaayad ku tilmaamay Shirka Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu soo gebagebeeyay
Jimco, August 31, 2007(HOL): Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa wuxuu ka hadlay shirka dib u hesh...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland oo shuruudo ku xiray Qofka ka mid noqonaya Golaha Deegaanka Boosaaso
Jimco, August 31, 2007(HOL): Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Jen Cadde) ayaa soo saaray wareegto ku wajahan Golaha...
Warkii oo dhan »
Dhallooyin Qamri ah iyo Ninkii ka ganacsanayay oo laga soo qabtay Magaalada Garoowe
Jimco, August 31, 2007(HOL): Ciidamada Birmadka Deg-Deg ah ee Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Xa...
Warkii oo dhan »
UNESCO oo cambaareysay Dilka Wariye u shaqeynayay Idaacadda Banaadir
Khamiis, August 30, 2007(HOL): Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Seyniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa cambaareysay kooxihii...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo la soo gebagebeeyay
Khamiis, August 30, 2007(HOL): Shirka Dib u heshisiiinta Soomaaliyeed ee dhawaanahan ka socday Xaruntii Gaadiidka Booliska ayaa maanta lagu soo ...
Warkii oo dhan »