Wararka Maanta

PROF. IBRAAHIM XASAN CADDOW: Maxkamadihii Islaamka lama jebin, waxayna heystaan taageero ka badan tii ay horay u heysteen”

PROF. IBRAAHIM XASAN CADDOW: Maxkamadihii Islaamka lama jebin, waxayna heystaan taageero ka badan tii ay horay u heysteen”

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo Maxkamadihii Islaamka u qaabilsanaa Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Maxkamadihii Isl...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Beesha Xawaadle ee Switzerland oo baaq ka soo saartay Colaad labo beelood ku dhexmartay Deegaannada Maxaas iyo Wabxo

Jaaliyadda Beesha Xawaadle ee Switzerland oo baaq ka soo saartay Colaad labo beelood ku dhexmartay Deegaannada Maxaas iyo Wabxo

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb-galeen Jaaliyada Beesha Xawaale ee  Switzerland gaar ahaan magaalada Berm ayaa...

Warkii oo dhan »
Mustaqbalka Ganacsi ee Suuqa Bakaaraha oo Mugdi sii gelaya

Mustaqbalka Ganacsi ee Suuqa Bakaaraha oo Mugdi sii gelaya

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn ee Soomaaliya ayaa wuxuu noqday mid lagu ugaarsado oo lagu dilo Dadka Rayidka a...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaa...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo la xisaabtan ku bilaabay Hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya oo la xisaabtan ku bilaabay Hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kadib markii ay u dhamaatay muddo seddex sanadood ah ayaa wuxuu haatan bilaa...

Warkii oo dhan »
Uganda oo UN-ka ka codsatay in uu Ciidamo geeyo Soomaaliya

Uganda oo UN-ka ka codsatay in uu Ciidamo geeyo Soomaaliya

SEP 04, 2007

Talaado, September 04, 2007(HOL): Dowladda Uganda ee Madaxweyne Yoweri Kaguto Museveni ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in ay Ciidamo u dirto Soomaa...

Warkii oo dhan »
Prof. Maxamed Axmed Xuseen (Dhoobaale) oo maanta Muqdisho lagu dilay

Prof. Maxamed Axmed Xuseen (Dhoobaale) oo maanta Muqdisho lagu dilay

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa daqiiqado ka hor waxay sii deysay war ku saabsan in gudaha Suuqa Baka...

Warkii oo dhan »
Shiikh Aadan Madoobe oo Mudanayaasha Baarlamaanka uga warbixiyay socdaalkii uu Muqdisho ku tegay

Shiikh Aadan Madoobe oo Mudanayaasha Baarlamaanka uga warbixiyay socdaalkii uu Muqdisho ku tegay

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa maanta Mudanayaasha Baarla...

Warkii oo dhan »
Milkilayaasha iyo Darawallada Gaadiidka Muqdisho oo mid aan sax ahayn ku tilmaamay amar ka soo baxay Dowladda Federaalka

Milkilayaasha iyo Darawallada Gaadiidka Muqdisho oo mid aan sax ahayn ku tilmaamay amar ka soo baxay Dowladda Federaalka

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Milkilayaasha iyo Darawallada Gaadiidka BL-ka ah  Muqdisho isaga kala goosha ayaa mid aan sax ahayn ku tilmaamay...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo jeedisay in waqti la siiyo Dadka degan Xarumihii Ciidamada Dowladda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo jeedisay in waqti la siiyo Dadka degan Xarumihii Ciidamada Dowladda

SEP 03, 2007

Isniin, September 03, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsatay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fed...

Warkii oo dhan »