Wararka Maanta
Shirkii Asmara ee Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliy oo Furmay
Khamiis, September 06, 2007(HOL): Shirkii ay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaa...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Jabuuti kula kulmaya Mucaaradka Dowladdiisa
Khamiis, September 06, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maant...
Warkii oo dhan »
Shirkii Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya oo maanta ka furmaya Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea
Khamiis, September 06, 2007(HOL): Waxaa maanta ka furmaya magaalada Asmara ee Dalka Eritrea shir ay isugu imaanayaan ku dhawaad 300 oo Ergay, kuwaasi ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo tiro badan oo Amar Qaata Dowladda Federaalka oo maalintii labaad ku sugan Gudaha Suuqa Bakaaraha
Khamiis, September 06, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad waxay ku sugan yihiin gudah...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Yemen u amba baxay xili laga sugayay Magaalada Baydhabo
Khamiis, September 06, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo maalintii shala...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha uu geystay Dagaal Maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo isa soo taraya
Arbaco, September 05, 2007HOL): Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu geystay dagaal saakay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada ...
Warkii oo dhan »
Wariyayaasha aan Xuduuda lahayn oo baaq u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Kenya
Arbaco, September 05, 2007HOL): Wariyayaasha aan xuduuda lahayn (Reporters without Borders) ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay dif...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa
Arbaco, September 05, 2007HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu ka dhac...
Warkii oo dhan »
Duqii hore ee Magaalada Muqdisho oo Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay Bandowga qaado Bisha Ramadaan
Arbaco, September 05, 2007HOL): Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali (Cadde Gaabow) ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan ku dhexmaraya Suuqa Bakaaraha
Arbaco, September 05, 2007HOL): Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa wuxuu ka socdaa ...
Warkii oo dhan »