Wararka Maanta

Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo sheegay in uu jaray xiriirkii uu la lahaa Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ee uu maaalgelin jiray

Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo sheegay in uu jaray xiriirkii uu la lahaa Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ee uu maaalgelin jiray

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan, oo ah Maalgeliyihii ugu weynaa ee kharaj gareyn jirey Golaha Maxkamadihii Isla...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ku soo laabtay

Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ku soo laabtay

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
YUUSUF DABAGEED: “Laga bilaabo Maanta Ammaanka Gobolka waxaa la wareegaya Ciidamada Itoobiya oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka”

YUUSUF DABAGEED: “Laga bilaabo Maanta Ammaanka Gobolka waxaa la wareegaya Ciidamada Itoobiya oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka”

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yusuuf Axmed Hagar (Dabageed)  ayaa kulan uu la qaatay saraakiisha Ciidamada Itoobi...

Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho oo Qoys dhan ka soo reebay Hal Ruux

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho oo Qoys dhan ka soo reebay Hal Ruux

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Afar Ruux oo kala ahaa Seddex Caruur ah iyo Hooyadood ayaa geeriyootay kadib markii gurigii ay deganaayeen oo ku yaal...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maanta xiray Qaar ka mid ah Waddooyinka gala Suuqa Bakaaraha

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maanta xiray Qaar ka mid ah Waddooyinka gala Suuqa Bakaaraha

SEP 09, 2007

Axad, September 09, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo dhoobay Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Aadan Cadde ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

SEP 09, 2007

Axad, September 09, 2007(HOL): Waxaa habeennimadii xalay mar kaliya laga wada maqlay xaafadaha Magaalada Beledweyne qarax Miino oo lagu weeraray Gaadi...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo digniin culus u jeediyay Dowladda Eritrea

Mareykanka oo digniin culus u jeediyay Dowladda Eritrea

SEP 09, 2007

Axad, September 09, 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ee Madaxweyne Bush ayaa digniin culus u jeedisay Dowladda Eritrea oo ay ku sheegtay in taageero sii...

Warkii oo dhan »
Dad ku dhow 10 Ruux oo Muqdisho lagu dilay 24-kii saac ee aynu ka soo gudubnay

Dad ku dhow 10 Ruux oo Muqdisho lagu dilay 24-kii saac ee aynu ka soo gudubnay

SEP 09, 2007

Axad, September 09, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa 24-kii Saac ee aynu ka soo gudubnay waxaa lagu dilay dad tiradoo...

Warkii oo dhan »
Darawallada Gaadiidka Dadweynaha ee ka shaqeeya Gobolka Banaadir oo sheegay in aysan ka shaqeysan karin Deegaano ka mid ah Muqdisho

Darawallada Gaadiidka Dadweynaha ee ka shaqeeya Gobolka Banaadir oo sheegay in aysan ka shaqeysan karin Deegaano ka mid ah Muqdisho

SEP 09, 2007

Axad, September 09, 2007(HOL): Waxaa isa soo tareysa cabasho ka soo baxeysa Darawallada kaxeeya Gaadiidka BL-ka ah ee  isaga kala goosha Magaalad...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kala tegay Shir uu Baydhabo ku yeeshay

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kala tegay Shir uu Baydhabo ku yeeshay

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku kala tageen shir ay  Xaruntooda KMG ah ee Baydhabo ku y...

Warkii oo dhan »