Wararka Maanta

Wariye u shaqeynayay Website-ka Puntlandpost oo maalintii Afaraad u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wariye u shaqeynayay Website-ka Puntlandpost oo maalintii Afaraad u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya

SEP 15, 2007

Sabti, September 15, 2007(HOL): Wariye Maxamed Xuseen Jimcaale Jantiile oo u shaqeynayay websiteka Puntlandpost ayaa maalintii afaraad waxaa uu u xira...

Warkii oo dhan »
Magaalada Cadaado oo laga furay Dugsi lagu barto Xanaanada Xoolaha iyo Gargaarka Deg dega ah

Magaalada Cadaado oo laga furay Dugsi lagu barto Xanaanada Xoolaha iyo Gargaarka Deg dega ah

SEP 15, 2007

Sabti, September 15, 2007(HOL): Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa shalay markii ugu horaysay laga furay iskuul lagu bar...

Warkii oo dhan »
Hay’adda UNICEF oo sheegtay in Caruur badan oo Soomaaliyeed ay qatar ugu jiraan Macluul iyo Nafaqo-darro

Hay’adda UNICEF oo sheegtay in Caruur badan oo Soomaaliyeed ay qatar ugu jiraan Macluul iyo Nafaqo-darro

SEP 15, 2007

Sabti, September 15, 2007(HOL):Hay'adda Qarmada Midoobay u qabilsan dhinaca Caruuta ee UNICEF ayaa warbixin ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in cur...

Warkii oo dhan »
Shirkii Asmara ee Kooxaha Mucaaradsan Dowladda Federaalka oo la soo gebagebeeyay

Shirkii Asmara ee Kooxaha Mucaaradsan Dowladda Federaalka oo la soo gebagebeeyay

SEP 15, 2007

Sabti, September 15, 2007(HOL): Shirkii Kooxaha Mucaaradsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya uga ...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo ay Dad Rayid ah ku dhaawacmeen oo ka dhacay Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo ay Dad Rayid ah ku dhaawacmeen oo ka dhacay Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha

SEP 15, 2007

Sabti, September 15, 2007(HOL): Labo qarax oo is-xigay ayaa waxay saaka ka dhaceen Wadada Aadan Cadde oo ah Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo q...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in Kooxaha ku shirsan Asmara ay xiriir la leeyihiin Israa’iil

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in Kooxaha ku shirsan Asmara ay xiriir la leeyihiin Israa’iil

SEP 13, 2007

Khamiis, September 13, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) ayaa maanta shaaca...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qaaday Bandowgii saarnaa Magaalada Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qaaday Bandowgii saarnaa Magaalada Muqdisho

SEP 13, 2007

Khamiis, September 13, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku dhawaaqday in ay qaaday Bandowgii saarnaa Magaalada Muqdisho. &n...

Warkii oo dhan »
Wariye Axmed Saadaq Maxamed oo codsanaya in wax loo qabto kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray Rasaas lagu furay gaari uu saarnaa

Wariye Axmed Saadaq Maxamed oo codsanaya in wax loo qabto kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray Rasaas lagu furay gaari uu saarnaa

SEP 13, 2007

Khamiis, September 13, 2007(HOL): Axmedsaadaq Yuusuf Maxamed oo ah agaasimaha Naadiga Suxufiyiinta Hiiraan (Hiran Journalists Club) oo dhaawac so...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha oo xalay la weeraray

Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha oo xalay la weeraray

SEP 13, 2007

Khamiis, September 13, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladd...

Warkii oo dhan »
Gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo xalay Bambo Gacmeed lagu qarxiyay

Gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo xalay Bambo Gacmeed lagu qarxiyay

SEP 13, 2007

Khamiis, September 13, 2007(HOL): Gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Cilmi Saney Qaasim ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qarxiyay B...

Warkii oo dhan »