Wararka Maanta
Maleeshiyooyin falal Amni darro ah waday iyo Ciidamada Booliska G/Shabeelaha Hoose oo isku rasaaseeyay gudaha Degmada Marka
Isniin, September 17, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka ay magaaladaas falal naba...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland oo isku rasaaseeyay Deegaanka Abeesoley ee Gobolka Sool
Isniin, September 17, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool ayaa waxya sheegayaan in deegaano ay isku hor-fadhiya...
Warkii oo dhan »
Wada Hadal Nabadeed oo Deegaanka Moqokori uga furmay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal
Isniin, September 17, 2007(HOL): Waxaa si rasmi ah uga furmay Deegaanka Moqokori oo ka tirsan Gobalka Hiiraan Wada hadal nabadeen oo dhax maraya ...
Warkii oo dhan »
Dood Cilmiyeed ku wajahan Doorka Soomaalida Qurbo joogta ah oo lagu qabtay magaalada Toronto
Isniin, September 17, 2007(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd lagu qabtay magaalada Toronto ee Dalka Canada shir ay soo qaban-qaabisay Xarunta Cilmi B...
Warkii oo dhan »
Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Marka oo maanta Kooxo hubeysan ay toogteen
Axad, September 16, 2007(HOL): Tuulada Ceel Jaalle oo dhanka Galbeed kaga toosan Degmada Marka ayaa maanta waxaa lagu dilay Taliye ku xigeenkii Boolis...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay in Talisyada Booliska, Nabad-sugidda iyo Gobolka Banaadir aysan hortegeynin Baarlamaanka
Axad, September 16, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in aysan Baarlamaanka hortegey...
Warkii oo dhan »
Nabaddoon kale oo Xalay Muqdisho lagu dilay
Axad, September 16, 2007(HOL): Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay Nabaddoon si weyn looga yaqaanay mag...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, September 16, 2007(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu ka dhacay caasima...
Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Boqortooyada Sacuudiga
Axad, September 16, 2007(HOL): Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisal Wasaare Cali...
Warkii oo dhan »
Prof. Dalxa oo sheegay in si aan wanaagsaneyn loo maamulay Ergooyinkii ka qeybgalay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Axad, September 16, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa dhaliilay qaabka loo sa...
Warkii oo dhan »