Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad oo kulan ku yeeshay Muqdisho

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta wuxuu hoygiisa ku booqday ...

Warkii oo dhan »
ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ku dhaawacmay Gaari la rogmaday iyo Xildhibaan Bastoolad uu lahaa isku dhaawacay

ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ku dhaawacmay Gaari la rogmaday iyo Xildhibaan Bastoolad uu lahaa isku dhaawacay

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): 8 Askari oo ka mid ah ilaadaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaawacyo culus iyo mid fudud waxay ka soo g...

Warkii oo dhan »
Shir lagu taageerayay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu soo gebagebeeyay oo Toronto lagu qabtay

Shir lagu taageerayay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu soo gebagebeeyay oo Toronto lagu qabtay

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): Shirweyne ay isugu yimaadeen dad fara badan oo gaaraayay  boqollaal Somali ah ayaa lagu qabtay Columbus Center o...

Warkii oo dhan »
Shir ka dhacay Dalka Taiwan oo waxqabad loogu ballanqaaday Soomaaliya

Shir ka dhacay Dalka Taiwan oo waxqabad loogu ballanqaaday Soomaaliya

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL):  Shir ballaran oo ay ka soo qaybgaleen Shan Madaxweyne oo Afrikaan ah iyo Ururudad Bulshada  Afrika ayaa la...

Warkii oo dhan »
Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda...

Warkii oo dhan »
Dagaallo ka dhacay Deegaano u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe

Dagaallo ka dhacay Deegaano u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): In ka badan 7 ruux ayaa inta la og-yahay ku dhimatay Dagaal qaraar oo ku dhaxmaray maleeshiyo Beeleed Deegaanada Ceel...

Warkii oo dhan »
Hay’adda CRD oo kulan u qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalooyinka Washington,Virginia iyo Maryland

Hay’adda CRD oo kulan u qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalooyinka Washington,Virginia iyo Maryland

SEP 12, 2007

Arbaco, September 12, 2007(HOL): "Soomaalida ku dhaqan qurbaha waxaa lagu qiyaasaa in ka badan 2 million kuwaas oo saameyn weyn ku yeelan karaan ...

Warkii oo dhan »
11 Ruux oo Gaajo ugu geeriyootay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir

11 Ruux oo Gaajo ugu geeriyootay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL):  11 Ruux oo uu isugu jiray Caruur, Haween iyo Dad Waayeello ah ayaa Gaajo iyo Daryeel la’aan ugu yeeriyooday D...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo iyo Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay Qaraxyo lala beegsaday Ciidamo ka amar ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka qeybgelaya Xuska Sanadguuradii 2000aad ee Taariikhda Itoobiya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka qeybgelaya Xuska Sanadguuradii 2000aad ee Taariikhda Itoobiya

SEP 10, 2007

Isniin, September 10, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Ga...

Warkii oo dhan »