Wararka Maanta

Qaraxyo iyo Dilal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo iyo Dilal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Labo nin oo rayid ah ayaa maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha, iyadoo sidoo kalena ay qaraxyo ka dhaceen inta u d...

Warkii oo dhan »
Ergooyinka Shirka Asmara oo ka wada hadlaya Istaraatiijiyad Mileteri oo lagu wajahayo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya

Ergooyinka Shirka Asmara oo ka wada hadlaya Istaraatiijiyad Mileteri oo lagu wajahayo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka loogu magac-daray Shirka Dib u Xoreynta iyo Dib u soo nooleynta Soomaaliya ee ka socda...

Warkii oo dhan »
Dhalinyaro ku dhaqan Dalka Mareykanka oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Canug 3 Sano jir ah oo gacmo la’aan ku dhashay

Dhalinyaro ku dhaqan Dalka Mareykanka oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Canug 3 Sano jir ah oo gacmo la’aan ku dhashay

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Dhalinyaro ku nool dalka Mareykanka ayaa deeq la cageed oo dhan (300$ Doolar)  soo gaarsiiyay Cismaan Xalane oo a...

Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Degmada Huriwaa oo sheegay in laga dul-qaaday culeys Ciidan oo in muddo ah saarnaa

Dadka ku dhaqan Degmada Huriwaa oo sheegay in laga dul-qaaday culeys Ciidan oo in muddo ah saarnaa

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Dadka ku dhaqan Degmada Huriwaa e Gobolka Banaadir oo tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Ciidamada Dowladda Federaal...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo maanta xaaladdiisa ay degan tahay, Dhaqdhaqaaqyadii ganacsigana ay dib uga bilowdeen

Suuqa Bakaaraha oo maanta xaaladdiisa ay degan tahay, Dhaqdhaqaaqyadii ganacsigana ay dib uga bilowdeen

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Xaaladda Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay tahay mid degan kadib markii uu seddexdii maalmood ee...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weeraray fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

Kooxo hubeysan oo xalay weeraray fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar  ku qaadeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku leh Garoon...

Warkii oo dhan »
Shirka Asmara muxuu kaga duwan yahay kuwii horay loogu qabtay Qaar ka mid ah Wadamada Deriska ah la ah Soomaaliya?

Shirka Asmara muxuu kaga duwan yahay kuwii horay loogu qabtay Qaar ka mid ah Wadamada Deriska ah la ah Soomaaliya?

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Waxaa 6-bishan uga furmaya Magaalada Asmara ee dalka Eritrea Shir loogu magac daray Dib u xureynta dalka Soomaaliya Ma...

Warkii oo dhan »
Aqoon Is-Waydaarsi lagu soo gebagebeeyay Deegaanka Godinlabe ee Degmada Cadaado

Aqoon Is-Waydaarsi lagu soo gebagebeeyay Deegaanka Godinlabe ee Degmada Cadaado

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Waxaa Deegaanka Godinlabe ee ka tirsan degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud lagu soo gabagabeeyey aqoon is-waydaarsi s...

Warkii oo dhan »
Tirada Dadka u baahan Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo korortay 50%

Tirada Dadka u baahan Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo korortay 50%

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Waxa halkan ku lifaaqan Warbixinta Gaarka ee Hubinta Cutnada iyo Nafaqada ee FSAU, taasoo ka kooban natiijooyinka ugu ...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Abwaan Sangub uu Madal Mareykan ah oo shir ka socday uu ka yiri “Xaq bey ahayd in Hargeysa la duqeeyo?”

Maxaa ka jira in Abwaan Sangub uu Madal Mareykan ah oo shir ka socday uu ka yiri “Xaq bey ahayd in Hargeysa la duqeeyo?”

SEP 08, 2007

Sabti, September 08, 2007(HOL): Wargeyska Geeska Afrika ee ka soo baxa Magaalada Hargeysa ayaa Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo ka mid ah Abwaana...

Warkii oo dhan »