Wararka Maanta

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo shalay dib looga celiyay Magaalada Baydhabo

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo shalay dib looga celiyay Magaalada Baydhabo

SEP 19, 2007

Arbaco, September 19, 2007(HOL): Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo maalintii shalay ahayd soo gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa halkaas...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gargaar u codsatay Dad ku dhibaateysan Gudaha Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gargaar u codsatay Dad ku dhibaateysan Gudaha Soomaaliya

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay codsi u jeediyay Deeq bixiyayaasha Caalamka oo ay ka codsatay in ay...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Albaabada u laabay Xarunta Shirkadda Global Internet ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Albaabada u laabay Xarunta Shirkadda Global Internet ee Magaalada Muqdisho

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay albaabada u laabeen Xarunta Shirkadda Global ...

Warkii oo dhan »
Wariye Maxamed Xuseen Jantiile oo xoriyaddiisii dib u helay

Wariye Maxamed Xuseen Jantiile oo xoriyaddiisii dib u helay

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Waxaa xoriyaddiisii dib u helay Wariye Maxamed Xuseen Jimcaale Jantiile oo u shaqeeya Websiteka Puntlandpost kadib m...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo beeniyay in ay lunsadeen lacagtii shirka loogu talagalay

Afhayeenka Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo beeniyay in ay lunsadeen lacagtii shirka loogu talagalay

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Afhayeenka Guddigii maamulayay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti ayaa waxba ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in Muqdisho lagu qabtay Shir Soomaalida lagu kala qeybinayay

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in Muqdisho lagu qabtay Shir Soomaalida lagu kala qeybinayay

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta iyo Dib u soo nooleynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo la hadlaya...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay shaqaaqadii shalay ka dhacday Degmada Marka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay shaqaaqadii shalay ka dhacday Degmada Marka

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Dr. C/qaadir Maxamed Nuur ayaa lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay shaqaaqadii dh...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka baxay Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha oo dib ugu soo noqday kadib markii lagu mudaharaaday

Ciidamo ka baxay Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha oo dib ugu soo noqday kadib markii lagu mudaharaaday

SEP 18, 2007

Talaado, September 18, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay ka baxay Wadada Aadan Cadde oo ah Wadada Labaad ee Suu...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare oo Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay ku tunteen Heshiis Mbagathi lagu soo gaaray

Xildhibaan Maxamed Qanyare oo Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay ku tunteen Heshiis Mbagathi lagu soo gaaray

SEP 17, 2007

Isniin, September 17, 2007(HOL): Mudanayaasha Baalramaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay ka doodeen qodob lagu soo heshiiyay intii loo fadhiyay Shirkii...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo codsaday in Ciidamo Carab iyo Afrikaan ah la geeyo Soomaaliya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo codsaday in Ciidamo Carab iyo Afrikaan ah la geeyo Soomaaliya

SEP 17, 2007

Isniin, September 17, 2007(HOL): Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo haatan ku sugan Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxay xalay ku saxiixeen ...

Warkii oo dhan »