Wararka Maanta
Holwgal ballaaran oo dhanka amaanka ah oo ka socda Boosaaso
Isniin, August 27, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Puntland gaar ahaan qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa seddexdii habeen ee ugu dambeeyay waxay hawlgal...
Warkii oo dhan »
Abwaan Yuusuf Yare oo Baydhabo ugu xiran lacag uu ku sheegtay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Isniin, August 27, 2007(HOL): Abwaanka da'da yare ee Yuusuf Maxamed Muumin (Yuusuf Yare) oo lagu xusuusto Ruwaayadii ( Yaa u Wanqalay Waqtiga) ayaa ha...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Saldhigga Xamar-weyne oo toogasho ku dilay Qof ay sheegeen in uu weerar bambaano ku soo qaaday
Isniin, August 27, 2007(HOL): Afhayeenka Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir C/waaxid Maxamed Xuseen ayaa sheegay in wiil dhalinyaro ah oo weerar ku ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaasha Degmooyinka Buur-hakaba; Diinsoor iyo Qansax-dheere oo damiin lagu sii daayay
Isniin, August 27, 2007(HOL): Shir Jaraa'id oo uu Baydhabo ku qabtay guddoomiyaha gobolka Bay Maxamuud Maxamed Barbaar ayaa sheegay in guddoomiyaaasha...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Soomaali ah oo howlgallo baaris ah ka sameeyay Xaafadda Suuqa Xoolaha
Isniin, August 27, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa waxay saakay markii waagu baryay ka billaabeen gudaha Degmada Huriwaa, g...
Warkii oo dhan »
Beelaha ku dagaalamay gobolada dhexe oo baaq nabadeed ka soo saaray magaalada London
Shir dag dag ah oo ay isugu yimaadeen waxgaradka, culumaa’udiinka, aqoonyahanada, dhalinyarada beelaha Xawaadle iyo Murusade oo ka dhacay xaafadda W...
Warkii oo dhan »
Prof. Cabdi Samatar oo la dooday Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Sweden
Lund (Sweden). Maalintii labaad ee shir-sanadeedkii Geeska Afrika ee magaalada Lund ee dalka Sweden waxaa looga hadlay arrimaha dalka Soomaaliya, gaar...
Warkii oo dhan »
Ugaaska beesha Ceyr oo nabadeyn ka dhex bilaabay beelihii ku dagaalamay gobolada dhexe
Axad, 25, Agu, 2007 (HOL) Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaaska Beesha Ceyr ayaa sheegay in uu jiro dadaalo la doonayo sidii meel lay...
Warkii oo dhan »
Weerarro xalay lagu qaaday fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Itoobiya ayaa xalay waxay weerarro kala duwan ku qaadeen sald...
Warkii oo dhan »
GACMA-DHEERE: "Dowladdu waxay kaga saaraysaa Muqaawamada Muqdisho muddo saddex Asbuuc ah"
Khamiis, August 23, 2007(HOL): Shir Jaraa'id oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) uu ku qabtay Magaalada Nai...
Warkii oo dhan »