Wararka Maanta
Ra’iisul wasaare Geeddi oo sheegay in Deegaanka Cagaaran ee Muqdisho laga sameynayo uusan la mid ahayn kan Ciraaq
Isniin, August 20, 2007(HOL): Ra’iisul wasaaraha Sooamaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo wareysi siiyay BBC-da qaybteeda Focus on Africa ayaa sheega...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Kaaraan oo ka badbaday Qarax miino oo gaarigiisa loo dhigay
Isniin, August 20, 2007(HOL): Guddoomiyaha Degmada Kaaraan C/llaahi Maxamed Rooble ayaa maanta ka badbaaday Qarax miino oo gaarigiisa lagu qarxiyay, k...
Warkii oo dhan »
Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay hub ay ku qabteen howlgallo ay ka sameeyeen Muqdisho
Isniin, August 20, 2007(HOL): Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay hub ay sheegeen inay ku soo qabqabteen howlgallo ka ay sameeyeen xa...
Warkii oo dhan »
Madfac lagu tuuray agagaarka halka uu ka socdo shirka Dibu heshiisiinta Soomaaliyeed
Isniin, August 20, 2007(HOL): Dhawaqa madfac weyn oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan ayaa saakay ku dhacay Isgoyska Hotel Jubba ee Magaalada ...
Warkii oo dhan »
Hoobiyayaal xalay lagu weeraray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugan Deegaanka SOS
Isniin, August 20, 2007(HOL): Saldhig ay dhawaan ka sameysteen ciidamada Booliska Soomaaliyeed deegaanka SOS ee degmada Huriwaa ayaa lagu lagu garaaca...
Warkii oo dhan »
WARARKII UGU DANBEEYAY QASAARAHII KA DHASHAY DAGAAL CULUS OO DHAX-MARAY MALEESHIYO KA SOO KALA JEEDA DEGMOOYINKA MAXAAS IYO CEEL-BUUR.
Axad 19, July, 2007 (HOL) - Wararkii ugu danbeeyay qasaaraha ka dhashay gagaal culus oo maalintii shalay ku dhexmaray Tuulooyinka Goobo iyo Wabxo...
Warkii oo dhan »
Khilaaf soo kala dhexgalay Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka Hiiraan
Sabti, August 18, 2007(HOL): Waxaa si weyn u soo ifbaxaya khilaafka adag ee u dhaxeeya Mas'uuliyiita Maamulka heer Gobal iyo Degmo ee Gobalka Hii...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyayaasha Degmooyinka Howl-Wadaag iyo Wardhiigley oo ka badbaaday Weerarro lagu dili lahaa
Sabti, August 18, 2007(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay weerarro lagu qaaday mas’uuliyiin ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadi...
Warkii oo dhan »
Kooxo Bambooyin iyo Bastoolado ku hubeysan iyo Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka oo isku rasaaseeyay Suuqa Bakaaraha
Sabti, August 18, 2007(HOL): Hal Ruux oo rayid ah ayaa geeriyooday, askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalkana waxaa soo gaaray dhaawac kadib ma...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Kenya oo baaq u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamka
Sabti, August 18, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Kenya Mwai Kibaki ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadihii Islaamka in ay ye...
Warkii oo dhan »