Wararka Maanta

Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanka Kala-beyr oo bilaabay in ay qafaashaan gaadiidka isaga kala goosha Goballada Dhexe

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL): Inkastoo marar badan Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiya Goballka Hiiraan iyo Odayaasha Dhaqanka ku cel celiyeen in ay ...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Liibiya oo difaacay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida

FEB 06, 2009

Madaxweynaha Liibiya (Bidix) oo salaamaya wufuud intii lagu guda jiray shirkii 12aad ee Midowga Afrika ee lagu qabtay Magaalada Addis Ababa-February 2...

Warkii oo dhan »

Muhaajiriin u badan Soomaali oo la badbaadiyay in ay ku geeriyoodaan Badda Mediterranean -ka

FEB 06, 2009

Ciidamada Malta oo badbaadinaya Muhaajiriinta/Sawirka: Mark Tabone/AFM Maritime Squadron. Jimco, February 06, 2009(HOL): Doon ay saaran yihiin 115 m...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu maalmaha soo socda soo magacaabayo Ra’iisal Wasaare, baaqna u diray kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa

FEB 06, 2009

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiiikh AxmedJimco, February 06, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shii...

Warkii oo dhan »

Labo Ruux oo xalay lagu dilay inta u dhaxeysa Ceelasha Biyaha iyo Degmada Afgooye

FEB 06, 2009

Jimco, February 06, 2009(HOL): Labo ruux oo midkood uu ahaa Wadaad ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dil...

Warkii oo dhan »

Ururka Suxufiyiinta Dibad-joogga ah ee magaalada Nairobi oo cambaareeyay dilka Agaasimahii Idaacadda Horn Afrik ee Magaalada Muqdisho Saciid Tahliil Axmed

FEB 06, 2009

Jimco, February 06, 2009(HOL): Guddiga wariyayaasha Soomaaliyeed ee dibad-joogga ah ayaa si weyn u cambaareeyay dilkii loo geystay agaasimihii idacadd...

Warkii oo dhan »

Magan Dahir iyo Gari Lineker oo Ambasador ahaan u hogaamin doona cayaaraha Olympic-kada UK

FEB 06, 2009

Jimco, February 06, 2009(HOL): Akhristoow waxaa sanadkan taariikhdu marka ay tahay 25-07-09 lagu qaban doonaa magaalada Lester ee dalka Uk cayaarihii ...

Warkii oo dhan »

Madaxweyne Rayaale iyo ku-xigeenkiisa oo mar kale loo doortay inay u tartamaan Doorashooyinka Madaxtinimo ee Somaliland

FEB 05, 2009

Khamiis, 05 February 2009 (HOL): Shirweynihii labaad ee Xisbiga talada dalka haya ee UDUB, ayaa shalay la soo gebogebeeyay ka dib markii lagu doortay ...

Warkii oo dhan »

Dab baabi’iiyay 4 Guri oo Hargeysa ku yaala

FEB 05, 2009

Khamiis, 05 February 2009 (HOL): Afar Gurri oo daso ama Aqal Soomaali ah ayaa xalay ku gubtay xaafada Sheekh Nuur ee Waqooyi bari magaalada Hargeysa. ...

Warkii oo dhan »

Meydka Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik oo la aasay

FEB 05, 2009

Khamiis, February 05, 2009 (HOL) - Waxaa saaka lagu aasay deegaanka km13 ee duleedka Magaalada Muqdisho Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik Sac...

Warkii oo dhan »