Wararka Maanta

Kulan is-cafin ah oo Muqdisho ku dhexmaray Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladdii TFG-da iyo Maxkamadaha Islaamka

FEB 09, 2009

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Ku soo dhawaada Nabad, Cid kasta oo  wax tabaneysana waxaan diyaar ula nahay wada hadal” Isniin, February 09, 2009(...

Warkii oo dhan »

Ganacsatada Suuq Bakaaraha oo codsaday in la joojiyo Muxaadarooyinka Siyaasadeysan ee Masjidyada looga hadlayo

FEB 09, 2009

Isniin, February 09, 2009(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) oo u waramayay Idaacadda Shabeelle ee magaa...

Warkii oo dhan »

Odayaasha Hawiye iyo Culumaa’udiinka Musaalaxada oo sheegay in ay dhexdhexaadinayaan Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka ka soo horjeeda

FEB 09, 2009

Isniin, February 09, 2009(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Golaha Dhaqanka iyoMidnimada Beelaha Hawiye iyo Culumaa’udiinka Musaalaxada iyo sixitaanka o...

Warkii oo dhan »

Xarunta Somali-Canadian Cultural Society of Edmonton oo Deeq Lacag Aruurin ah u Qabanqaabisay Mashruuca lagu daweynayo Caruurta Soomaaliyeed

FEB 09, 2009

Isniin, February 09, 2009(HOL): Waxaa dhawaan magaalada Edmonton ee Dalka Canada loogu sameeyey deeq lacag aruurin ah oo loogu talagalay mashruur...

Warkii oo dhan »

Xaflad lagu tageerayo Madaxwayne cusub ee Soomaaliya Sheekh Sharif Shiikh Axmed oo ka dhacday Magaalada Nairobi

FEB 09, 2009

Isniin, February 09, 2009(HOL): Xafladdan oo ay soo Agaasimeen Guddiga Ganacsatada Soomaliyeed ee magaalada Nairobi laguna soo dhaweynayay magacaabist...

Warkii oo dhan »

Nin ganacsade ah oo lagu dilay Koofur Afrika

FEB 09, 2009

Isniin, February 09, 2009(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa kooxo hubaysan oo u dhashay dalkan Koonfur-Africa, isla markaana  burcad ahaa waxay dil...

Warkii oo dhan »

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo sheegay in Isbitaallo cusub laga hirgelinayo meelo ka mid ah Puntland

FEB 08, 2009

Axad, February 08, 2009(HOL): Wasiirka  Wasaaradda Caafimaadka DGPL  Bashiir Cali Biixi oo maanta dhagax dhigay cisbital cusub  oo Garo...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir looga hadlayo Ammaanka Dalka ku shir guddoomiyay Magaalada Muqdisho

FEB 08, 2009

Madaxweynaha Soomaaliya-Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Sawirka: Simon Maina/AFP Axad, February 08, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shari...

Warkii oo dhan »

Is rasaaseyn ka dhacday degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan iyo Rag Culimo ah oo halkaa lagu xir-xiray

FEB 08, 2009

Axad, 8, Febaraayo, 2009 (HOL)  Wararka laga helayo Degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay laga maqlay qeybo ka mid ah X...

Warkii oo dhan »

Dagaal ka dhacay Muqdisho

FEB 08, 2009

Axad, February 08, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaa...

Warkii oo dhan »