Wararka Maanta
Isgaarsiintii Degmada Xudur oo hawada ku soo noqotay
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Waxaa saaka hawada dib ugu soo noqotay Isgaarsiintii Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku xiri jirtay guud ahaan caalam...
Warkii oo dhan »Nuxurka Heshiis ay kala saxeexdeen Saddexda Xisbi Siyaasadeed iyo Guddida Doorashooyinka Somaliland
Wakiillada Seddexda Xisbi ee Somaliland iyo Guddiga Doorashada. SAWIRKA: BARQAD KAARIYE/HOL Khamiis, February 12, 2009(HOL): Saddexda Xisbi Siyaasi i...
Warkii oo dhan »Cabsi aad u weyn oo soo food saartay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan Koofur Afrika
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Kadib markii ganacsatadada yar-yar ee Wadankan u dhalatay ay cadaadis kala kulmeen shruuc ay dowladda kusoo rogtay oo...
Warkii oo dhan »Guddiga Ammaanka Gobolka Banaadir oo codsaday in 48 saac gudahood lagu xareeyo Ciidamada Booliska iyo Mileteriga ee Dowladdii TFG-da
Arbaco, February 11, 2009(HOL): Guddiga Ammaanka Gobolka Banaadir ee uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa codsaday i...
Warkii oo dhan »Dagaal ka dhacay Deegaanka Masagawaa ee G/Galgaduud
Arbaco, February 11, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in uu xalay halkaas ka dhacay ...
Warkii oo dhan »Tababar loo furayo Ciidamada Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya
Arbaco, February 11, 2009(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen.Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in inta aysan dhamaanin bishan t...
Warkii oo dhan »Odayaasha Dhaqanka Beelaha Digil iyo Mirifle oo dadaal ugu jira in ay baajiyaan dagaal laga cabsi qabo in uu ka dhaco Deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Bakool
Arbaco, February 11, 2009(HOL): Odayaasha Dhaqanka Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa waxay dadaal ugu jiraan sidii ay u baajin lahaayeen dagaallo ka dhac...
Warkii oo dhan »Cayaaryahannada Xulka Qaranka oo Seminar Sport ugu qeybgalay Qaahira
Macallin Geelle Tababaraha Xulka Qaranka oo ka dhex muuqda Ciyaartoyda Arbaco, February 11, 2009(HOL): Seminaarkaan ka dhacay magaalada Qaahira ee da...
Warkii oo dhan »Ganacsatada Soomaaliyed ee ku Dhaqan Magaalada Cape Town ee Dalka K/Africa oo loogu hanjabay in la gubayo goobahooda ganacsiga
Arbaco, February 11, 2009(HOL): Muddooyinkan danbe waxaa ka jiray dalka Koonfur-Afrika hanjabaado is-daba jooga oo loo geysanayay Ganacsatada Soomaali...
Warkii oo dhan »