Wararka Maanta
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku taliyay in la joojiyo Ciidamada Shisheeye ee loo dirayo Soomaaliya
Jimco, February 13, 2009(HOL): Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee mar kasta ka hadla dhibaatooyinka ka taagan d...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in loo baahan yahay gargaar lala soo gaaro dadka soo barakacay ee ku sugan Gobolkaasi
Jimco, February 13, 2009(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Mudug C/nuur Diiriye Geesey oo saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in xaalado ...
Warkii oo dhan »Madaafiic lagu weeraray Dekedda Muqdisho oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Labo Ruux oo ka mid ah Shaqalaha Rayidka ah ee Dekedda Muqdisho ayaa geeriyootay, ku dhawaad 10 kalena dhaawacyo kala...
Warkii oo dhan »Xisbiga Kulmiye oo ka digay in Xilka laga qaado Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
Khamiis, 12 February 2009 (HOL): Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka digay khatar iyo cawaaq...
Warkii oo dhan »Taliyaha Booliska Somaliland oo sheegay in ay Berbera ku qabteen 7 nin oo Budhcad-badeed ah
Khamiis, 12 February 2009 (HOL): Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in ay qabteen koox lagu tuhmay inay qorsheyna...
Warkii oo dhan »Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in aysan jirin wada hadallo dhexmarin isaga iyo Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur)Khamiis, February 12, 2009(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaa...
Warkii oo dhan »Ciidanka Booliska Boosaaso oo gacanta ku dhigay qalab ay lahaayeen Burcad Badeed iyo Madaxwaynaha Puntland oo booqday Xeebta Mareero
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa shalay gelinkii danbe booqday xeebta Mareero oo laga tahriibiy...
Warkii oo dhan »JEN. MAXAMED NUUR GALAAL: “Waxaan leeyahay Madaxweynaha cusub soo xulo Dad Mas’uuliyiin ah oo aan ahayn hebel iyo hebelyo badan oo burburiyay dowlado horay loogu soo dhisay Soomaaliya”
Jen. Maxamed Nuur Galaal Khamiis, February 12, 2009(HOL): Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Warkii oo dhan »Ciidamada Badda Mareykanka oo Xeebaha Soomaaliya ka qabtay 7 Burcad Badeed ah
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Ciidamada Badda Mareykanka ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa waxay gacan ku dhigeen 7 Burcad Badeed Soomaali ah oo ...
Warkii oo dhan »Xisbul Islaam oo maamul u sameeyay Gobolka Gedo
Khamiis, February 12, 2009(HOL): Xisbiga la magac-baxay Xisbul Islaam oo ay ku midoobeen afar kooxood oo ka tirsan Kooxaha ka dagaallama Soomaaliya ay...
Warkii oo dhan »