Wararka Maanta
Golaha Dhaqanka Goballka Hiiraan oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo Nabad-galyada Goballka si hay'addaha Samafalku u helaan jawi ay ku shaqeyn karaan
Axad, 15, Febaraayo, 2009 (HOL): Golaha Odayaasha Dhaqanka Goballka Hiiraan oo xiriir la soo sameeyay HOL ayaa waxaa ay sheegay in bulshada ku dhaqan ...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu sugayo Ammaanka Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir- Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuurAxad, February 15, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaad...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo Nigeria ugu baaqay in ay de-dejiso Ciidamada ay u direyso Soomaaliya
Axad, February 15, 2009(HOL): Wakiilka joogtada ah ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Susan Rice ayaa ugu baaqday Dowladda Nigeria in ...
Warkii oo dhan »Mid ka mid ah Beelaha dega Gobollada dhexe oo ku baaqay in deg deg loo sii daayo shaqaale samafal ah oo 2 bil ka hor lagu afuubay magaalada Dhuusa-mareeb
Axad, February 15, 2009(HOL): Waxgarad iyo siyaasiyiin ka tirsan mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kulan ay magaalada Nairo...
Warkii oo dhan »Maamulka Puntland oo sheegay in uu la dagaallamo Kooxaha wax ka tahriibiya Magaalada Boosaaso
Madaxweynaha Maamulka Puntland-C/raxmaan Shiikh Maxamed FarooleAxad, February 15, 2009(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay magacaabista Ra’iisal wasaare Cumar Sharma’arke
Axad, February 15, 2009(HOL): War saxafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayay dowladda Mareykanku ku soo dhoweysa...
Warkii oo dhan »Reer Gedo oo sheegay in Dowladda cusub ee Soomaaliya ay xaqoodii duudsiisay
Sabti, February 14, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa waxay muujiyeen in ay ka soo horjeedaan Ra’iisal Wasaaraha uu Madaxweynaha Soomaali...
Warkii oo dhan »Muqdisho oo laga soo dhaweeyay magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Sabti, February 14, 2009(HOL): Banaanbax uu soo qaban-qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo banaan...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo codka Kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Sharma-arke
Baarlamaanka SoomaaliyaSabti, February 14, 2009(HOL): Baarlamaanka Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Guriga Umadd...
Warkii oo dhan »Meles Zenawi: Waan taageereynaa Sharif
Elizabeth BluntBBC Addis Ababa Ra'iisul Wasaare Meles Zenawi ayaa taageeray Sh. Shariif Sabti, February 14, 2009(HOL): Ra'iisul Wasaaraha Ethi...
Warkii oo dhan »