Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in uu la hadlayo kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arkeTalaado, February 17, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Hay'adda WFP oo markii ugu horeysay booqday Buundada Degmada Buula-burte
Talaado, February 17, 2009(HOL): Wafdi heer sare ah oo ka tirsan Hay'adda WFP islamarkaana qeyb ka ah Xubno ka socda Hay'addaha gar gaar oo maalmihii ...
Warkii oo dhan »Ciyaartoy ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo ka qeybgelaya Tartamo ka dhacaya Dalalka Jibouti iyo Ethiopia
Talaado, February 17, 2009(HOL): Ciyaartoy ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa waxay maalinta berri ah u amba bixi doonaan Dalalka...
Warkii oo dhan »Guddiga ammaanka Qaranka oo sheegay in uu Isbaarooyin sharci darro ah ka qaadayo Waddooyinka Muqdisho
Guddoomiyaha Guddiga Ammaanka Qaranka-Cabdalla Boos Axmed Isniin, February 16, 2009(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka ee uu dhawaan magacaab...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jibouti oo la dardaarmay madaxda Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle: SAWIRKA Hiiraan Online Isniin, February 16, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Jibouti Ismaaciil...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo ka jawaabay cabashooyin ka yimid Bulshada Rayidka Soomaaliyeed
Isniin, February 16, 2009(HOL): Shalay waxaa soo baxayay cabashooyin ka imaanayay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka cabanayay in wax ...
Warkii oo dhan »Ciidamadda Badda Mareykanka oo sheegay in ay qaab cusub u ugaarsanayaan Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida
Isniin, February 16, 2009(HOL): Ciidamada Badda Mareykanka ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay bilaabeen qaab cusub oo ay u ugaars...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Qardho oo ka hadlay Seddex ruux oo lagu dilay meel ku dhaw degmadaas
Isniin, February 16, 2009(HOL): Maamulka Degmada Qardho ee Gobolka Kar kaar ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dil maalintii shalay ahayd loo ga...
Warkii oo dhan »Ururka Hiran Development Agency ee Xaruntiisu tahay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada oo lacag ugu deeqay dhismaha Jaamacada Hiiraan
Isniin, February 16, 2009(HOL): Markii ay bur burtay Dowladii dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa meesha ka baxay Xarumihii Waxabarashada hadii ay a...
Warkii oo dhan »Mooshin lagu doonayay in Xilka lagaga qaado Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo dhicisoobay
Isniin, February 16, 2009(HOL): Mooshin lagu doonayay in Xika lagaga qaado Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, aya...
Warkii oo dhan »