Wararka Maanta
Wasiirrada Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo saacada soo socda la magacaabayo
Jimco, February 20, 2009(HOL): Warar aynu ka helnay ilo ku dhow dhow Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in saac...
Warkii oo dhan »Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga oo xaqiijiyay in labo Sooro oo af-duub loogu heystay Soomaaliya la sii daayay
Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Silvio BerlusconiKhamiis, February 19, 2009(HOL): Laba Sooro oo u dhashay Dalka Talyaaniga, isla markaana laga a...
Warkii oo dhan »Culumaa’udiin Shir ku yeeshay Muqdisho oo ku baaqay in 120 maalmood gudahood dalka looga saaro Ciidamada Amisom
Khamiis, February 19, 2009(HOL): Shir ay maalmihii tegay ku lahaayeen Hotelka Royal Garden (EX Hotel Guuleed) Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo ka kala ...
Warkii oo dhan »Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in uu isbaarooyin ka qaaday inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye
Khamiis, February 19, 2009(HOL): Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col. C/llaahi Xasan Bariise ayaa xaqiijiyay in Taliska Ciidanka Booliska So...
Warkii oo dhan »Madaxa Xafiiska isku xirka horumarinta iyo Arrimaha Bani'aadannimada ee G/Hiiraan oo warbaahinta u soo bandhigay qorshaha Hay'addaha UN-ka ee Goballka Hiiraan
Khamiis, February 19, 2009(HOL): Madaxa Xafiiska isku xirka Hormarinta iyo Arrimaha Bani'aadanimada ee Goballka Hiiraan C/fitaax Xas...
Warkii oo dhan »Maamulka Puntland oo ballan-qaaday in uu la shaqaynayo hayadaha samafalka ee ka hawlgala Puntland
Khamiis, February 19, 2009(HOL): C/raxmaan Maxamed Faroole Madaxwaynaha DGPL oo la kulmay hay’ado ka socda Beesha Caalamaka ayaa codsaday in loo baa...
Warkii oo dhan »Tahriibayaal kale oo Soomaali u badan oo gaaray Malta
Muhaajiriin Soomaali u badan oo gaaray Malta Khamiis, February 19, 2009(HOL): Doon ay saaran yihiin 227 muhaajiriin ah oo u badan Somaaliya ayaa gaar...
Warkii oo dhan »CAASINIMO ISKA JIR
Khamiis, February 19, 2009(HOL): - Abuu-Bakrata, Nufayc ibnul-Xaarith (RC) waxaa laga weriyay inuu yiri: (Rasuulku (Sallal-Laahu calayhi wa-Sallam) wu...
Warkii oo dhan »Ciidamo itoobiyaan ah oo ku noqday Soomaaliya
Arboco, Feb 18, 2009 (HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa waxay maanta ku laabteen gudaha Soomaaliya oo ay ka baxeen bartamihii bishi...
Warkii oo dhan »Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah oo kulamo gaar-gaar ah oo ay la yeesheen Xukuumadda iyo Axsaabta Siyaasadda Somaliland kula gaaray go’aanno isku nuxur ah
Arbaco, 18 February 2009 (HOL)- Wefdi ka socda Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca Doorashooyinka oo Hargeysa ku sugnaa i...
Warkii oo dhan »