Wararka Maanta
Ciidamo ka amar qaata Dowladdii TFG-da oo dhac, iyo handadaad ku haya Dadka iyo Gaadiidka BL-ka ah ee isaga kala goosha Muqdisho iyo Afgooye
Jimco, February 20, 2009(HOL): Darawallada Gaadiidka BL-ka ah ee ka shaqeeya inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdihso iyo Afgooye iyo dad raaca gaadiidk...
Warkii oo dhan »Danjire Ould Abdallah oo ku baaqay in Maxkamad Caalami ah la soo taago dadkii dembiyada dagaal ka geystay Soomaaliya
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah .SAWIRKA: MICHAEL MUTE Arbaco, Febru...
Warkii oo dhan »Jen. Galaal oo ka digay in Ciidamo Dowladeed laga dhigo Maleeshiyooyinkii dadka dhaca iyo dilka u geysan jiray
Arbaco, February 18, 2009(HOL): Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka digay in Dowladda cusub...
Warkii oo dhan »Xisbul Islaam oo sheegay in Ciidamo la geynayo Saldhigyo Boolis oo Muqdisho ku yaalla ay keeni dooanan dagaallo hor leh
Arbaco, February 18, 2009(HOL): Afhayeen u hadlay Xisbul Islaam oo lagu magacaabo Shiikh Muuse Cabdi ayaa sheegay in Ciidamo la dhigayo Saldhigyo Bool...
Warkii oo dhan »Masar oo Casuumaad u fidisay Madaxweynaha Soomaaliya
Arbaco, February 18, 2009(HOL): Dowladda Masar ayaa martiqaad rasmi ah u dirtay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo 31-kii Janaayo ...
Warkii oo dhan »Duqii hore ee Muqdisho Maxamed Dheere, Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo Col. Xasan Dhicisow oo laga sii daayay xabsi ku yaala Itoobiya
Talaado, February 17, 2009(HOL): Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBCda waxaa uu ug...
Warkii oo dhan »Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo seddex Shuruud ku xiray taageeridda Dowladda cusub ee Soomaaliya
Talaado, February 17, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta shaaca ka qaaday in dowladda cusub ee Soomaaliya loo soo...
Warkii oo dhan »Sarkaal ka tirsan Ciidamada Sirdoonka Puntland oo xalay lagu dilay magaalada Boosaaso
Talaado, February 17, 2009(HOL): Kooxo dablay hubaysan ayaa xalay bartamaha magaalada Boosaaso ku dilay sarkaal ka tirsan Ciidamada Sirdoonka Puntland...
Warkii oo dhan »Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM oo abaalmarino kala duwan guddoonsiisay Shaqaalaheeda
Talaado, February 17, 2009(HOL): Shirkadda ugu ballaadhan Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland ee TELESOM ayaa xalay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargey...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Rayaale oo ballan-qaadyo cusub oo ku aaddan Doorashooyinka Somaliland ku dhawaaqay, waqti aanay hirgelin ballan-qaadyo horay uu u sheegay
Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale KaahinTalaado, February 17, 2009(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa sheegay in ...
Warkii oo dhan »