Wararka Maanta

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo maamulka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka?

FEB 08, 2009

Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/raxiin Ciise Caddow Axad, February 08, 2009(HOL): Waxaa shalay magaalada Muqdisho shir ku yeesha...

Warkii oo dhan »

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo cabasho ka muujiyay hadal uu sii daayay Guddoomiyaha Xisbul Islaam

FEB 08, 2009

Axad, February 08, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa cabasho ka muujiyay hadal uu shalay sii daayay Dr. Cumar Iimaan Abuu B...

Warkii oo dhan »

Agaasimaha Idaacadda Cabuud-waaq oo la dhaawacay

FEB 08, 2009

Axad, February 08, 2009(HOL): Agasimahii Idaacadda Radio Cabuudwaaq Inj. Cali Xasan Bulxan ayaa waxaa dhaawac loogu gestay magaalada Cabuudwaaq bartam...

Warkii oo dhan »

Wariyayaasha soo barakacay ee ku sugan Nairobi oo kulan baroor-diiq ah u sameeyay Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik ee la dilay

FEB 08, 2009

Axad, February 08, 2009(HOL):  Munaasabad weyn oo loogu baroor diiqayay dilkii allaha u naxariistee weriye Siciid Tahliil Axmed oo ahaa agaasimih...

Warkii oo dhan »

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo lagu weeraray Xarunta Villa Somalia oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Soomaaliya

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL):Tiro madaafiic hoobiyayaal ah ayaa galabta lagu weeraray xarunta madaxtooyada Villa Somalia, halkaasi oo uu saacado kali...

Warkii oo dhan »

Ilaalada Madaxwaynah Puntland oo xarig ugu hanjabay qaar ka mid ah Wariyayaasha ka hawlgala Magaalada Boosaaso iyo Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo arrintaasi ka hadashay

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL): Wasaaradda Warfaafinta DGPL ayaa markii ugu horaysay ka hadashay  dhibaatooyin kala duwan oo ay wariyayaasha Puntl...

Warkii oo dhan »

DR. CUMAR IIMAAN ABUU BAKAR: “Waxba ma kala duwana Dowladdii hore iyo tan hadda la soo dhisay, dagaalkana waa sii soconaa”

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL): Guddoomiyaha Xisbul Islaam, ahna Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka garabka Asmara Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar ayaa shee...

Warkii oo dhan »

Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo wada hadallo ka bilaabay Xarunta Villa Somalia

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wuxuu wada ...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in ay dadka is-hubeeyaan, si ay ammaankooda u sugaan

FEB 07, 2009

Sabti, February 07, 2009(HOL): Afhayeen u hadlay Maxkamadaha Islaamiga oo ku baaqay in ay dadka ku dhaqan Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Mu...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho gaaray

FEB 07, 2009

Madaxweynaha Dowladda Soomaliya Shiikh Shariif Shiikh AxmedSabti, February 07, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaliya Shiikh Shariif Shiikh...

Warkii oo dhan »