Wararka Maanta

Go’aanno ay qaadatay Warbaahinta Muqdisho ka hor dilka Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik

FEB 05, 2009

Khamiis, February 05, 2009(HOL): Shirar ay Toddobaadkii tegay ku yeesheen Agaasimayaasha iyo Tifaftirayaasha Warbaahinta Magaaladda Muqdisho ka howlga...

Warkii oo dhan »

Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uusan wax lug ah ku lahayn dilka Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik

FEB 05, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in uusan wax lug ah ku lahayn dilkii shalay Muqdisho loogu geystay Agaas...

Warkii oo dhan »

Markabkii hubka waday ee Ukraine oo la sii daayay

FEB 05, 2009

Burcad Badeed Soomaali ah/Sawirka: REUTERS Khamiis, February 05, 2009(HOL): Kooxihii Burcad Badeedka Soomaalida ahaa ee heystay Markabka Faina ee Hu...

Warkii oo dhan »

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dadaal cusub loo galo dib u dhiska Soomaaliya

FEB 05, 2009

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ahmedou Ould-AbdallahKhamiis, February 05, 2009(HOL): “Dhamaan So...

Warkii oo dhan »

Sweden oo Maraakiib Dagaal u direysa Soomaaliya

FEB 05, 2009

Khamiis, February 05, 2009(HOL): Dowladda Sweden ayaa shaaca ka qaaday in ay seddex ka mid ah Maraakiibteeda dagaalka ay u dirtay Xeebaha Soomaaliya o...

Warkii oo dhan »

Ururka isku xirka Suxufiyiinta Goballka Hiiraan oo cambaareyn u jeediyay ciddii ka dambeysay dilkii loo geystay Agaasimihii Idaacada Horn Afrika

FEB 05, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Ururka Isku xirka Suxufiyiinta Goballka Hiiraan HIJONET ayaa canbaareyn u jeediyay cid kasta oo ka dabeysay dilkii Wax...

Warkii oo dhan »

Markab nooca dagaalka ah oo soo gaaray Xeebta Boosaaso iyo maamulka Puntland oo arintaasi ka gaabsaday

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Marakab nooca dagaalka ah ayaa saaka goor sii horeysay soo gaaray meel aan sidaa uga fogayn xeebta magaalada Boosaaso ...

Warkii oo dhan »

Agaasimihii Idaacadda Horn Afrik oo la dilay

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Waxaa goor dhaweyd lagu dilay wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha Agaasimihii Idaacadda Horn Afrika Saciid Tahliil Axmed....

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Jibouti ku laabtay

FEB 04, 2009

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Arbaco, February 04, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku ...

Warkii oo dhan »

Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyay war ay sii deysay mid ka mid ah Warbaahinta Soomaalida

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Iyadoo shalay sii deysay mid ka mid ah warbaahinta Soomaalida ee ugu codka dheer in madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Sha...

Warkii oo dhan »