Wararka Maanta

Ould Abdallah oo is-barbar dhigay Warbaahinta Soomaaliya iyo Radio Mille Collines oo buun-buuniyay Xasuuqii Rwanda

FEB 04, 2009

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ahmedou Ould-AbdallahArbaco, February 04, 2009(HOL): Wakiilka Xogha...

Warkii oo dhan »

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay doorasahda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweeyay doorashadii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shar...

Warkii oo dhan »

Afar ka mid ah Kooxaha ka dagaallamaya Soomaaliya oo sameystay Xisbi ay ku mideysan yihiin

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Afar ka mid ah Kooxaha ka dagaallama Soomaaliya ayaa waxay sameysteen Xisbi ay ku mideysan yihiin, waxayna kooxaha mid...

Warkii oo dhan »

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo baaritaan kadib warbixin ka soo saaray dad rayid ah oo dorraad lagu laayay Wadada Maka Al-Mukarrama

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu soo bandhigay natiijada baaritaan uu ka sameeyay sidii ay ku dhacday...

Warkii oo dhan »

Odayaal iyo Waxgarad ku sugan Magaalada Beledweyne oo ka codsanaya Dowladda Itoobiya in ay Ciidamadeeda ka saarto Goballka Hiiraan

FEB 04, 2009

Arbaco, February 04, 2009(HOL): Odayaal iyo Waxgarad ku sugan Magaalada Beledweyne ayaa si kulul Jawaab uga bixiyay soo galintaan Ciidamo Itoobiyaan a...

Warkii oo dhan »

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay baareyso eedeyn loo jeediyay Ciidamadeeda oo ah in ay dad rayid ah si bareer ah u toogteen

FEB 03, 2009

Talaado, February 03, 2009(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay baareyso eedeymo loo soo jeediyay Ciidamadeeda ku sugan Muqdisho ee magac...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu labo sano gudahood uu dalka doorasho ku gaarsiin doono

FEB 03, 2009

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Talaado, February 03, 2009(HOL): Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Sh...

Warkii oo dhan »

Madaxwaynaha cusub ee Puntland oo gaaray Boosaaso

FEB 03, 2009

Talaado, February 03, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta soo gaaaray magaalada Boosaaso, iaydoo soo dhawaynta madaxway...

Warkii oo dhan »

Afhayeenka Al-Shabaab oo ugu baaqay Ciidamada Amisom in ay Soomaaliya ka baxaan

FEB 03, 2009

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Talaado, February 03, 2009(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiik...

Warkii oo dhan »

Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

FEB 03, 2009

Talaado, February 03, 2009(HOL): Banaanbaxyo looga horjeedo Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxay ka dhaceen Degmada Marka iyo Deegaanka Aw-d...

Warkii oo dhan »