Wararka Maanta

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

FEB 02, 2009

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya-C/llaahi Yuusuf AxmedIsniin, February 02, 2009(HOL): Madaxweynihii hore  ee Soomalaiya C/llaahi Yuusuf Axm...

Warkii oo dhan »

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in uu socdo qorshe wax looga qabanayo ammaanka Magaalada Muqdisho

FEB 02, 2009

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed-Jen Cabdi Xasan Cawaale QeybdiidIsniin, February 02, 2009(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ...

Warkii oo dhan »

Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ka hadashay xayiraad uu maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ku soo rogay Siyaaro loo sameyn lahaa Shiikh Cali Maye

FEB 02, 2009

Isniin, February 02, 2009(HOL): Afhayeen u hadlay Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa maamulka ka taliya Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa uu ku eedeey...

Warkii oo dhan »

Maamulka Gudaha Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in la taageero Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, codsadayna in la sameeyo Ciidamo Qaran oo laga bilaabayo kuwa Muqaawamada

FEB 01, 2009

Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka- Shiikh C/raxiin Ciise CaddowAxad, February 01, 2009(HOL): Maamulka Gudaha ee Maxkamadaha Islaamka a...

Warkii oo dhan »

Madax ka socota 53 Dal oo Afrika ah oo uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya oo uu shir uga bilowday magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya

FEB 01, 2009

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed (bidix) iyo mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah oo dhex socda Xarunta Mid...

Warkii oo dhan »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray deegaanka Kala-beyr ee Gobolka Hiiraan

FEB 01, 2009

Axad, 1, Febaraayo, 2009 (HOL):  Sida ay Xaqiijinayaan gadiidleyda ku Safarta wadada isku xirta Goballada dhexe waxaa siweyn u soo buuxdhaafiyay ...

Warkii oo dhan »

Mareykanka, Midowga Yurub, Masar, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

FEB 01, 2009

Axad, February 01, 2009(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa isa soo tarayay ...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo u amba baxay Addis Ababa

FEB 01, 2009

Axad, February 01, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa sheegaya in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Sh...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la dhaariyay, Qudbadna jeediyay

JAN 31, 2009

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya/Photo By: REUTERSSabti,  January 31, 2009(HOL): Xaflad lagu lagu dhaarinayay, laguna caleemo-saarayay mada...

Warkii oo dhan »

Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha cusub Shiikh Shariif Shiikh Axmed

JAN 31, 2009

Sabti,  January 31, 2009(HOL): Xubnaha ugu sareeya Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan ayaa markiiba muujiyay taageerada ay u hayaan hoggaa...

Warkii oo dhan »