Wararka Maanta
Shacabka Boosaaso oo soo dhaweeyay Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed
Sabti, January 31, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsi ee DGPL oo ahaa kuwa si aad ah ula socday doorashada madaxwaynaha S...
Warkii oo dhan »Muqdisho oo noqotay meeshii ugu horeysay oo laga taageeray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Sabti, January 31, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxay noqotay meeshii ugu horeysay oo laga taageeray doorashada madaxwe...
Warkii oo dhan »Abwaan Abshir Bacadle iyo Abwaan Cusmaan Guure oo soo dhaweeyay Doorashada Shiikh Shariif, farriinna u diray Shiikha
Sabti, January 31, 2009(HOL): Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle iyo Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure ayaa si weyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweyneni...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo saaka la dhaarinayo
Sabti, January 31, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa saaka lagu dhaarinayaa Hotelka Kamp...
Warkii oo dhan »Damaashaad ka dhacay Magaalada Muqdisho markii lagu dhawaaqay in Shiikh Shariif uu ku guuleystay doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya
Sabti, January 31, 2009(HOL): Saaka waaberigii markii ay soo gebagebowday doorashadii ka socotay guriga Umadda Jibouti ee loogu tartamayay madaxweynen...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya
Guriga Umadda JiboutiSaturday, January 31, 2009 at 4:27:09 AM Djibouti, Sabti, January 31, 2009(HOL) - Baarlamaanka la ballaariyey ee Soomaaliya ayaa ...
Warkii oo dhan »Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay
Xildhibaannada Baarlamaanka SoomaaliyaJimco, January 30, 2009(HOL): Waa haatan si rasmi ah uga bilaabatay Guriga Umadda Jibouti doorasahda madax...
Warkii oo dhan »Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qul-qulaya Guriga Umadda Jibouti si ay Madaxweyne u doortaan
Jimco, January 30, 2009(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iyagoo safaf dhaadheer ku jira waxay ku sii qul-qulaya Guriga Umadda, halkaa...
Warkii oo dhan »