Wararka Maanta
Maamulka Puntland oo sheegay in Maxkamad la soo taagay 9 nin oo Burcad Badeed ah oo ay soo qabteen Ciidamada Badda Faransiiska
Jimco, January 30, 2009(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maxkamad la soo taagayo 9 nin oo burcad badeed Somaalia...
Warkii oo dhan »Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow ka bilaabaneysa Guriga Umadda Jibouti
Jimco, January 30, 2009(HOL): Waxaa saacado kaliya naga xigtaa doorashada madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, taasi oo galabta ka dhi...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Somaliland oo ansixisay Xeerka La-dagaallanka Argagixisada
Jimco, January 30, 2009(HOL): Golaha Wasiirada Xukuumadda Somaliland ayaa ansixiyay Xeerka La-dagaallanka Argagixisada, isla markaana waxay sheegeen i...
Warkii oo dhan »Madaafiic lagu garaacay Degmada Dhuusa-mareeb oo dhimasho iyo dhaawac sababtay
Jimco, January 30, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duqeyn xalay loo geystay xa...
Warkii oo dhan »Horyaalkii Gabdhaha Kubadda Kolayga Soomaaliya oo la soo gebagebeeyay
Jimco, January 30, 2009(HOL): Waxaa shalay lagu soo gebagebeeyay Garoonak Kubadda Kolayga 1-da Luulyo (Ex-Luujino) Tartanka Horyaalkii 25aad ee Kubadd...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaal Dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb
Khamiis, January 29, 2009(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo saaka ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galga...
Warkii oo dhan »ISMACIIL CUMAR GEELLE: “Madaxweynaha loo doorto Soomaaliya wuxuu u baahan yahay taageero”
Madaxweynaha Dowladda Jibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle Khamiis, January 29, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Jibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle aya...
Warkii oo dhan »Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland iyo Wasiirka cusub ee Wasaaraddaas oo xilalkii isku wareejiyay
Khamiis, January 29, 2009(HOL): Wasiirka maaliyada DGPL Dr Faarax Cali Jaamac ayaa maanta lagu wareejiyay xafiiska wasaaraddaasi kadib munaasbad ka dh...
Warkii oo dhan »Ahmedou Ould-Abdallah oo la hadlay Soomaalida Qurba-joogta ah
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallahKhamiis, January 29, 2009(HOL): Wakiil...
Warkii oo dhan »Madaxda maamulka Gobolka Bay oo sheegay in ay dib u qabsanayaan Magaalada Baydhabo
Khamiis, January 29, 2009(HOL): Madaxda Maamulka Gobolka Bay ee Xaruntii Baydhabo ay ka ceyrsadeen Xoogagga Al-Shabaab ayaa sheegay in ay maalmaha soo...
Warkii oo dhan »