Wararka Maanta

Uganda oo Qaan ku sheegatay Midowga Afrika

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Dowladda Uganda ayaa Midowga Afrika waxay weydiisatay lacag mag-dhow ah oo gaareysa  14 Milyan oo Doollar, taasi oo...

Warkii oo dhan »

Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo soo dhaweeyay xabad-joojin ay aqbaleen dhinacyo Degmooyinkaas ku dagaallamay

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxay soo dhaweeyay hadallo ay sii daayeen ...

Warkii oo dhan »

Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo oo mamnuucay in Qaadka lagu iibiyo, laguna cuno gudaha magaaladaas

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Wareegto ka soo baxday maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu mamnuucay in gudaha magaaladaas lagu ...

Warkii oo dhan »

Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku sugan magaalada Gaalkacyo oo sheegay in ay ka qaybgelayaan doorashada Madaxda Dalka Soomaaliya

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Xildhibaanada barlamanka KMG ah ee Somalia kuwooda ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaada...

Warkii oo dhan »

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay kordhineyso Ciidamada ka jooga Soomaaliya

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay kordhineyso ciidamada ka jooga Soomaaliya, isla markaana aysan u qorsheyneyn...

Warkii oo dhan »

Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Jibouti gaaray

JAN 23, 2009

Jimco, January 23, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aad...

Warkii oo dhan »

Maxamed Dheere oo ka hadlay xariggiisa

JAN 23, 2009

Maxamed Xaaji XuseenBBCSomali.com Jimco, January 23, 2009 (HOL): Max'ed Cumar Xabeeb oo ah guddoomiyihii hore ee Banaadir ayaa BBC uga warramay sidii ...

Warkii oo dhan »

HAY’ADDA WFP WAXAY U DALBAYSAA BALANQAAD AMNI SHAQALEHEEDA KA HOWLGALA KONFURTA IYO BARTAMAHA SOOMAALIYA

JAN 22, 2009

 WAR SAXAFADEED 22da Jannaayo 2009. NAYROOBI – Hay’adda Cuntada Adduunka ayaa manta sheegtay in ay ka doonayso ballanqaad amni sugan dhamaan ...

Warkii oo dhan »

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Jibouti ku sii qul-qulaya

JAN 22, 2009

Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL)  Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kala tegay magaalooyinka  Nairobi, Muqdisho, Baydhabo...

Warkii oo dhan »

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo Xabsi laga sii daayay

JAN 22, 2009

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL)  Waxaa maanta xoriyaddiisii dib u helay oo xabsi uu ku xirnaa laga si...

Warkii oo dhan »