Wararka Maanta
Afhayeenka Ciidamada Amisom ee Muqdisho jooga oo sheegay in ay ka war heleen in weerarro is-miidaamin ah lagu soo qaadayo
Axad, January 25, 2009(HOL): Afhayeenka Ciidamada Amisom Major Bridgye Bohouko ayaa sheegay in ay ka war heleen in lagu soo qaadi doono weerarro is-mi...
Warkii oo dhan »Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo madaxweyne u soo sharaxday Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Shiikh Shariif Shiikh AxmedAxad, January 25, 2009(HOL): Golaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shir ku yees...
Warkii oo dhan »Maamulka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka oo ku taliyay in Wada hadal lagu saaro Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan
Axad, January 25, 2009(HOL): Maamulka gudaha ee Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa wuxuu shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna ...
Warkii oo dhan »Maamulka Puntland u hambalyo u diray Ciidanka Ammaanka Somaliland
Axad, January 25, 2009(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu haraysay hambalyo u diray Ciidanka amnaanka Somalialnd oo maalmo ka hor gacanta ku dh...
Warkii oo dhan »Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ku shiraya Dalka Jibouti
Axad, January 25, 2009(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka wuxuu kulankiisii ugu horeeyay ku yeelanayaan Magaalda Djibo...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo cambaareeyay Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, January 25, 2009(HOL): Madaxa Guddiga Midowga Afrika Jean Ping ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Maga...
Warkii oo dhan »Ciidamada Amisom oo lagu eedeeyay in ay la mid noqdeen Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee Muqdisho ka baxay
Axad, January 25, 2009(HOL): Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa lagu eedeeyay in ay la mid noqdeen Ciidamadii Itoobiyaanka aha...
Warkii oo dhan »Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo oo bilaabay dhaqdhaqaaqyo ay halkaas uga baxayaan
Axad, January 25, 2009(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay bilaabeen dhaqdhaqaaqy u ...
Warkii oo dhan »Isbitaallada Madiina, Dayniile, Banaadir iyo Martiini ee Magaalada Muqdisho oo Deeq lacageed la gaarsiiyay
Axad, January 25, 2009(HOL): Isbitaallada Madiina, Dayniile, Banaadir iyo Martiini ayaa shalay waxaa la gaarsiiyay kaalmo lacageed oo ay soo dhiibtay ...
Warkii oo dhan »Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay inta u dhaxeysa Degmada Matabaan iyo deegaanka Bacda oo ka tirsan G/Hiiraan
Axad, January 25, 2009(HOL): Weerarka oo ahaa mid ay geysteen kooxo burcad ah ayaa sababay geerida Darawalkii waday gaariga la weeraray kaas oo meydki...
Warkii oo dhan »