Wararka Maanta
Xaaladda Magaalada Baydhabo oo degan iyo Xildhibaannadii shalay lagala wareegay magaaladaas oo Jibouti ku sii jeeda
Talaado, January 27, 2009(HOL): Xaaladda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa saaka waxay tahay mid degan, waxayna deganaantaas timid kadib markii s...
Warkii oo dhan »Ciyaaryahan Magan Daahir Yusuf oo Soomaalida Dagan Wadanka Holland ay u sameeyeen xaflad soo dhaweyn ah
Talaado, January 27, 2009(HOL): Waxaa lagu Qabtay Magaalada Aplehsha oo ku Taala Gobolka Freesland ee Woqooyiga Wadanka Holand Xaflad lagu Soo Dhawena...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Baydhabo oo ay gacan ku heynteeda la wareegeen Xoogagga Al-Shabaab
Xoogagga Al-Shabaab oo sii daayay Xildhibaanno ay ku qabteen Baydhabo Axad, January 25, 2009(HOL): Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray mag...
Warkii oo dhan »Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay Xarumihii Dowladda ee Magaalada Baydhabo
Isniin, January 26, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa sheegaya in xoogag ka amar qaata Dha...
Warkii oo dhan »Maamulka Cusub ee Puntland oo sheegay in uu wax ka qabanayo Burcad Badeedka Soomaalida
Axad, January 25, 2009(HOL): Kadib Munaasabad xilka loogu wareejinayo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda DGPL ayaa halkaasi lagu soo bandhi...
Warkii oo dhan »Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in la ballaariyo Baarlamaanka Soomaaliya
Guddoonka Baarlamaanka -Photo by: Maxamed AllmanAxad, January 25, 2009(HOL): Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa wuxuu maanta cod aqlab...
Warkii oo dhan »Xaaladda Magaalada Baydhabo oo kacsan iyo Waxgaradka Magaalada oo arrintaas wada hadallo ka leh
Axad, January 25, 2009(HOL): Xaaladda Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa aad u kacsan, waxaana kacsanaantaas timid kadib markii...
Warkii oo dhan »Ciidamada Itoobiya oo ka wada baxay magaalada Baydhabo iyo cabsi dagaal oo magaaladaas ka jirta
Isniin, January 26, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee mudada labada sano ka badan ku sugnaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ay...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo saaka cod u qaadaya labo qodob oo ku xiran in Dowlad-Midnimo-Qaran lagu soo dhiso Jibouti
Isniin, January 26, 2009(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka waxay kulan ku yeelanayaan Guriga Umadda ee Jibouti, waxayna kulankooda...
Warkii oo dhan »Ururrka Ardada iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee wadanka Australia oo baaq nabadeed soo saaray
Isniin, January 26, 2009(HOL): Shir ay isugi yimaadeen Aradada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan ASSYA ee kunool wadanka...
Warkii oo dhan »