Wararka Maanta
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo Xabsi laga sii daayay
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL) Waxaa maanta xoriyaddiisii dib u helay oo xabsi uu ku xirnaa laga si...
Warkii oo dhan »Digniin loo jeediyay hay'addaha Samafalka ka howlgala Goballka Hiiraan
Khamiis, 22, Janaayo, 2009 (HOL) Waabarigii hore ee saakay ayaa lagu arkayay mid ka mid ah labada Buundo ee Magaalada Warqad digniin ah oo...
Warkii oo dhan »Maamulka Puntland oo ku taliyay in doorashada Madaxwaynaha Somalia lagu qabto dalka gudihiisa
Khamiis, January 22, 2009(HOL): Maamulka Cusub ee Dawlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweeyay in doorashada Madaxwaynaha Somalia ay ka dhacdo dalka ...
Warkii oo dhan »Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay in Dowlad-Midnimo-Qaran lagu dhiso Jibouti
Sii hayaha Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe)Khamiis, January 22, 2009(HOL): Sii hayaha Xilka M...
Warkii oo dhan »Odayaal iyo Waxgarad waan-waan ka dhex wada dhinacyadii ku dagaallamay Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir
Khamiis, January 22, 2009(HOL): Odayaal iyo Waxgarad ka tirsan Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxay bila...
Warkii oo dhan »Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee dibad-joogga ah oo magaalada Nayroobi ku xusay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed
Khamiis, January 22, 2009(HOL): Munaasabad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaaliyeed oo ku beeganeyd 21-ka Janaayo oo shalay ahayd ayaa ka dh...
Warkii oo dhan »21-ka Janaayo: Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed
Arbaco, January 21, 2009(HOL): Isbaheysiga difaaca xoriyadda ra’yiga Soomaaliyeed (SOCFEX) wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan bahda Saxaafadda Sooma...
Warkii oo dhan »Dowladda Yemen oo magan-galyo siisay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed
Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Arbaco, January 21, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »Drs. Caasho Xaaji Cilmi oo ka farxisay Haweenkii Qaraxa lagula beegsaday Magaalada Muqdisho 3-dii Agoosto 2008
Arbaco, January 21, 2009(HOL): Drs. Caasho Xaaji Cilmi oo si weyn ugu ololeysa badbaadinta Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed ayaa maanta waxay deeq l...
Warkii oo dhan »Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uu ka qeyb-qaadanayo Dib-u-dejinta Dadkii Muqdisho ka barakacay
Arbaco, January 21, 2009(HOL): Dhadhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu ka qeyb-qaadanayo dib-u-dejinta Dadkii Muqdisho ka barakacay....
Warkii oo dhan »