Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Shirka Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa
Talaado, February 03, 2009(HOL): Madaxdii isugu timid ka qeybgalka shirkii 12aad ee Midowga Afrika ayaa waxay si weyn u soo dhaweeyeen doorashada mada...
Warkii oo dhan »
Kalluumeysato ka cabaneysa rasaas ay ku furaan Ciidamada Amisom ee dhinaca Xeebta ka ilaaliya Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Talaado, February 03, 2009(HOL): Kalluumeysata ka jilaabta Xeebaha Muqdisho ayaa waxay ka cabanayaan rasaas ay ku furaan ciidamada Amisom ee ilaalada ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo dhibaatooyin kala duwan ku haya Dadka ku dhaqan Degmada Xamar-weyne
Talaado, February 03, 2009(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay dhibaatooyin dhac iyo jir-dil isugu jira waxay ku hay...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Somaliland oo is-casilay, Guddoomiye cusub oo la doortay iyo Aragtida Axsaabta Mucaaradka ah
Talaado, February 03, 2009(HOL): Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub ka dib markii uu xilka Guddoomiyenimo iska cas...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ku eedeeyay Ciidamada Amisom in ay si bareer ah u xasuuqeen dad rayid ah
Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahim Sabriye Shaawey Isniin, February 02, 2009(HOL): Guddoomiye ku xigeenka maamu...
Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonyahannada Goballka Hiiraan oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Isniin, 2, Febaraayo, 2009 (HOL) Golaha Aqoonyahannada Goballka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Beledweyne kadib war qoraal ah oo ay soo s...
Warkii oo dhan »
Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium oo noqday meel loo daaqsin-geeyo Xoolaha (Daawo Sawirro aan Garoonka ka soo qaadnay)
Isniin, February 02, 2009(HOL): Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa muddo labo sano ah oo ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah waxaa gudahi...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Isniin, February 02, 2009(HOL): Dadweyne ka kala yimid afarta xaafadood ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta waxay banaanbax ka dhigeen Magaaladaas, iyag...
Warkii oo dhan »
Labo Ruux oo lagu dilay Garowe
Isniin, February 02, 2009(HOL): Labo ruux ayaa maanta lagu dilay magaalada Garowe ee Xarunta u ah Gobolka Nugaal, iyadoo dilka labadaas ruuxna ay...
Warkii oo dhan »
Waa Nin Ceynkee ah Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya?
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya-Shiikh Shariif Shiikh AxmedIsniin, February 02, 2009(HOL): 31-kii bishii hore ee December waxaa doorasho ka dhac...
Warkii oo dhan »