Wararka Maanta

Muqdisho oo noqotay meeshii ugu horeysay oo laga taageeray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Muqdisho oo noqotay meeshii ugu horeysay oo laga taageeray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

JAN 31, 2009

Sabti, January 31, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxay noqotay meeshii ugu horeysay oo laga taageeray doorashada madaxwe...

Warkii oo dhan »
Abwaan Abshir Bacadle iyo Abwaan Cusmaan Guure oo soo dhaweeyay Doorashada Shiikh Shariif, farriinna u diray Shiikha

Abwaan Abshir Bacadle iyo Abwaan Cusmaan Guure oo soo dhaweeyay Doorashada Shiikh Shariif, farriinna u diray Shiikha

JAN 31, 2009

Sabti, January 31, 2009(HOL): Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle iyo Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure ayaa si weyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweyneni...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo saaka la dhaarinayo

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo saaka la dhaarinayo

JAN 31, 2009

Sabti, January 31, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa saaka lagu dhaarinayaa Hotelka Kamp...

Warkii oo dhan »
Damaashaad ka dhacay Magaalada Muqdisho markii lagu dhawaaqay in Shiikh Shariif uu ku guuleystay doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Damaashaad ka dhacay Magaalada Muqdisho markii lagu dhawaaqay in Shiikh Shariif uu ku guuleystay doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

JAN 31, 2009

Sabti, January 31, 2009(HOL): Saaka waaberigii markii ay soo gebagebowday doorashadii ka socotay guriga Umadda Jibouti ee loogu tartamayay madaxweynen...

Warkii oo dhan »
Qudbadii Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

JAN 30, 2009

Guriga Umadda JiboutiSaturday, January 31, 2009 at 4:27:09 AM Djibouti, Sabti, January 31, 2009(HOL) - Baarlamaanka la ballaariyey ee Soomaaliya ayaa ...

Warkii oo dhan »
Natiijada Wareegii Koobaad
Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay

Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay

JAN 30, 2009

Xildhibaannada Baarlamaanka SoomaaliyaJimco, January 30, 2009(HOL): Waa haatan si rasmi ah uga bilaabatay Guriga Umadda Jibouti doorasahda madax...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qul-qulaya Guriga Umadda Jibouti si ay Madaxweyne u doortaan

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qul-qulaya Guriga Umadda Jibouti si ay Madaxweyne u doortaan

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iyagoo safaf dhaadheer ku jira waxay ku sii qul-qulaya Guriga Umadda, halkaa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in Maxkamad la soo taagay 9 nin oo Burcad Badeed ah oo ay soo qabteen Ciidamada Badda Faransiiska

Maamulka Puntland oo sheegay in Maxkamad la soo taagay 9 nin oo Burcad Badeed ah oo ay soo qabteen Ciidamada Badda Faransiiska

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL):  Maamulka DGPL ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maxkamad la soo taagayo 9 nin oo burcad badeed Somaalia...

Warkii oo dhan »