Wararka Maanta

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow ka bilaabaneysa Guriga Umadda Jibouti

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow ka bilaabaneysa Guriga Umadda Jibouti

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL): Waxaa saacado kaliya naga xigtaa doorashada madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, taasi oo galabta ka dhi...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo ansixisay Xeerka La-dagaallanka Argagixisada

Xukuumadda Somaliland oo ansixisay Xeerka La-dagaallanka Argagixisada

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL): Golaha Wasiirada Xukuumadda Somaliland ayaa ansixiyay Xeerka La-dagaallanka Argagixisada, isla markaana waxay sheegeen i...

Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu garaacay Degmada Dhuusa-mareeb oo dhimasho iyo dhaawac sababtay

Madaafiic lagu garaacay Degmada Dhuusa-mareeb oo dhimasho iyo dhaawac sababtay

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duqeyn xalay loo geystay xa...

Warkii oo dhan »
Horyaalkii Gabdhaha Kubadda Kolayga Soomaaliya oo la soo gebagebeeyay

Horyaalkii Gabdhaha Kubadda Kolayga Soomaaliya oo la soo gebagebeeyay

JAN 30, 2009

Jimco, January 30, 2009(HOL): Waxaa shalay lagu soo gebagebeeyay Garoonak Kubadda Kolayga 1-da Luulyo (Ex-Luujino) Tartanka Horyaalkii 25aad ee Kubadd...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaal Dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb

Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaal Dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb

JAN 29, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo saaka ka dhacay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galga...

Warkii oo dhan »
ISMACIIL CUMAR GEELLE: “Madaxweynaha loo doorto Soomaaliya wuxuu u baahan yahay taageero”

ISMACIIL CUMAR GEELLE: “Madaxweynaha loo doorto Soomaaliya wuxuu u baahan yahay taageero”

JAN 29, 2009

Madaxweynaha Dowladda Jibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle Khamiis, January 29, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Jibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle aya...

Warkii oo dhan »
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland iyo Wasiirka cusub ee Wasaaraddaas oo xilalkii isku wareejiyay

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland iyo Wasiirka cusub ee Wasaaraddaas oo xilalkii isku wareejiyay

JAN 29, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Wasiirka maaliyada DGPL Dr Faarax Cali Jaamac ayaa maanta lagu wareejiyay xafiiska wasaaraddaasi kadib munaasbad ka dh...

Warkii oo dhan »
Ahmedou Ould-Abdallah oo la hadlay Soomaalida Qurba-joogta ah

Ahmedou Ould-Abdallah oo la hadlay Soomaalida Qurba-joogta ah

JAN 29, 2009

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallahKhamiis, January 29, 2009(HOL): Wakiil...

Warkii oo dhan »
Madaxda maamulka Gobolka Bay oo sheegay in ay dib u qabsanayaan Magaalada Baydhabo

Madaxda maamulka Gobolka Bay oo sheegay in ay dib u qabsanayaan Magaalada Baydhabo

JAN 29, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Madaxda Maamulka Gobolka Bay ee Xaruntii Baydhabo ay ka ceyrsadeen Xoogagga Al-Shabaab ayaa sheegay in ay maalmaha soo...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo isbaaro-qaadis ka bilaabay Magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo isbaaro-qaadis ka bilaabay Magaalada Muqdisho

JAN 29, 2009

Khamiis, January 29, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in uu la dagallami doono Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaal...

Warkii oo dhan »