Wararka Maanta
Madaxwaynaha Puntland oo soo magaacabay Wasiiro uusan horay u soo magacaabin iyo wasaaradahoodi
Arbaco, January 28, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhawayd soo magaacabay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ,kuwaas...
Warkii oo dhan »
Shirka Jabouti oo u muuqda mid miro dhali raba
Arbaco, January 28, 2009(HOL): Dalka Jabouti waxaa hadda ku wada sugan Xubno ka kala tirsan Isbaheysiga dib u Xoreyta Soomaaliya garabka uu hogaamiyo ...
Warkii oo dhan »
In ka badan 5 Caruur ah oo degmada Jalalaqsi ee Goballka Hiiraan ugu geeriyootay cudurka Shubanka
Arbaco, January 28, 2009(HOL): Sida ay HOL u sheegeen qaar ka mid ah hay'addaha Caafimaadka ka howlgala qeybo ka mid ah Goballka Hiiraan waxaa Saddaxd...
Warkii oo dhan »
Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Dil iyo Dhaawac loogu geystay Dalka Koonfurta Africa
Arbaco, January 28, 2009(HOL): Ganacsatadan Soomaalida ah ayaa la soo weeraray iyagoo ku sugan xaruntooda Ganacsi oo ku taala Tuulada lagu magacaabo H...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo isku buuqay
Mudanayaasha BAarlamaanka Soomaaliya oo fadhiya Guriga Umadda Jibouti-(Photo By: Maxamed Allman)Talaado, January 27, 2009(HOL): Mudanayaasha Baa...
Warkii oo dhan »
La soco Maalin walba Sarifka Lacagaha Qalaad, Sicirka Raashinka, Bagaashka iyo Shidaalka
Talaado, January 27, 2009(HOL): Akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha leh waxaan hadda kadib u soo gudin doonnaa qormo maalinle ah oo ku saabsan Sari...
Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “Aad ayay muhiim u tahay in aan caddeyno Xiriirka aan la yeelaneyno dalalka deriska nala ah, waana in aan dhameynaa muranka waqtiga dheer….”
Shiikh Shariif Sh. Axmed -Photo By: REUTERS/Abdiaziz HassanTalaado, January 27, 2009(HOL): Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka mid ah musharixiint...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Dowladda Midnimo-Qaran ee Soomaaliya oo Jimcaha soo socota la dooranayo
Talaado, January 27, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya loo soo dhisayo ayaa lagu wadaa in la doorto Jimcaha soo socda, iy...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Al-Shabaab oo meel fagaare ah kala hadlay Dadka Baydhabo
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)Talaado, January 27, 2009(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Baydhabo oo degan iyo Xildhibaannadii shalay lagala wareegay magaaladaas oo Jibouti ku sii jeeda
Talaado, January 27, 2009(HOL): Xaaladda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa saaka waxay tahay mid degan, waxayna deganaantaas timid kadib markii s...
Warkii oo dhan »