Wararka Maanta

Dowladda Masar oo xaqiijisay inay ciidamadeeda u dirayso Soomaaliya

Dowladda Masar oo xaqiijisay inay ciidamadeeda u dirayso Soomaaliya

OCT 19, 2024

Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badar Abdelatty, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Masar ay dhawaan u soo diri doon...

Warkii oo dhan »
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlaglo ka dhacay gobolka Mudug

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlaglo ka dhacay gobolka Mudug

OCT 19, 2024

 Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay howlga...

Warkii oo dhan »
Ollolaha Doorashooyinka oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Somaliland

Ollolaha Doorashooyinka oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Somaliland

OCT 19, 2024

 Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Ollolaha doorashooyinka ayaa maanta ka bilaabmay guud ahaan Somaliland, ollolaha ayaa socon doona 22 cisho, iya...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Kenya oo wareejiyay saldhigga ay ku lahaayeen tuulada Kudhaa ee Jubbada Hoose

Ciidamada Kenya oo wareejiyay saldhigga ay ku lahaayeen tuulada Kudhaa ee Jubbada Hoose

OCT 19, 2024

 Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah saldhigga Kudhaa ugu wareejiyay ciidamada nabad...

Warkii oo dhan »
Xisbullah oo shaacisay inuu marxalad cusub u gudbay dagaalka ay kula jirto Israa'iil

Xisbullah oo shaacisay inuu marxalad cusub u gudbay dagaalka ay kula jirto Israa'iil

OCT 19, 2024

 Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Xisbullah ee ka dhisan dalka Lubnaan ayaa wacad ku maray iney kordhin doonaan dagaalka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo Go'aamo Ka Soo Saaray Adeegsiga Hantida Dadwaynaha iyo Warbaahinta Xiliga Doorashada

Madaxweynaha Somaliland oo Go'aamo Ka Soo Saaray Adeegsiga Hantida Dadwaynaha iyo Warbaahinta Xiliga Doorashada

OCT 19, 2024

 Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mamnuucay in hantida dadwayanaha, shaqaalaha rayidka ah iyo ciid...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay iney ku guuleysatay kordhinta dhaqaalaha iyo yareynta Faqriga

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay iney ku guuleysatay kordhinta dhaqaalaha iyo yareynta Faqriga

OCT 18, 2024

 Jimco, October, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamuud...

Warkii oo dhan »
Xamaas oo goordhaw xaqiijisay geerida hoggaamiyahoodii Yahya Sinwar

Xamaas oo goordhaw xaqiijisay geerida hoggaamiyahoodii Yahya Sinwar

OCT 18, 2024

 Jimco, October, 18, 2024 (HOL) - Ururka Xamaas ee ka dhisan dalka Falastiin ayaa xaqiijiyay in magaalada Gaza lagu dilay hogaamiyahoodii Yahya S...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay inuu kala diro Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay inuu kala diro Hirshabeelle

OCT 18, 2024

 Jimco, October, 18, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee maamulka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa wax-qabad la'aan ku dhaliilay madax...

Warkii oo dhan »
Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay doorashada kursi gole deegaan oo ka dhacday dalka Belgium-ka

Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay doorashada kursi gole deegaan oo ka dhacday dalka Belgium-ka

OCT 18, 2024

 Jimco, October, 18, 2024 (HOL) - Gabadhaan oo asalkeedu yahay Soomaali oo haysata dhalashada dalka Belgium-ka ayaa ku guuleysatay doorasho ka dh...

Warkii oo dhan »