Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta shir muhiim ka daah furay magaalada Muqdisho
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daah furay barnaamij...
Warkii oo dhan »Muqdisho: Kooxo hubeysan ragg Ganacsato ahaa ku dhex dilay goobahooda ganacsi
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal qorsheysan oo maanta goobahooda ganacsi loogu dgex geystay dhalinaro...
Warkii oo dhan »UK oo ballan qaaday £7.5 milyan si loo xoojiyo amniga Soomaaliya ka hor bixitaanka ATMIS
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 7.5 milyan oo gini oo dheeraad ah oo lagu taageerayo Hawlgalka Ku-meel-...
Warkii oo dhan »Wasiirka Dekedaha ee dalka Masar iyo maalgashadayaal kusoo wajahan Soomaaliya
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebe, ayaa maanta shaaciyay in dalka ay kusoo waj...
Warkii oo dhan »Aabe iyo Wiilkiisa oo afar sano jir ahaa oo lagu dilay duuleedka magaalada Dhuusamareeb
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in duuleedka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka...
Warkii oo dhan »Masar oo Soomaaliya ka dhisaysa howlgalkeeda military ka hor bixitaanka ciidamada Itoobiya
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Masar ayaa lagusoo waramayaa inay dhiseyso howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha...
Warkii oo dhan »Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Ganaaxay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani
Arbaco, October, 16, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ku ganaaxay midkiiba 10 milyan oo Sh...
Warkii oo dhan »Maxamed El-amine Suef: Howlgalka ATMIS wuxuu wajahayaa caqabado dhaqaale oo khatar ku ah mustaqbalkiisa
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Maxamed El-Amine Souef, ayaa shee...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse iyo James Swan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku qaarijiyay xubno katirsan kooxda Alshabaab
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug, ka...
Warkii oo dhan »