Wararka Maanta
Itoobiya oo shirkii ugu horreeyay u qabatay Wasiirada Difaaca Afrika
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Shirkii u horeeyay ee Wasiirada Difaaca Afrika oo ay Itoobiya si iskeed ah u soo qaban qaabisay ayaa ka furma...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay in ka badan 10 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 14- Oktobar ayaa saakay howlgalo qorsheysan ka sameeyay...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo deeq waxbarasho siinaysa 30 kamid ah ardayda Suudaan ee colaaduhu saameeyeen
Talaado, October, 15, 2024 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa dhawaaqday furitaanka deeqo waxbarasho...
Warkii oo dhan »Dekedda Muqdisho oo laga mamnuucay in lagasoo dajiyo bacaha fudud
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday in dekedda magaala...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Raysal wasaare ku xigeenka oo ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasa...
Warkii oo dhan »Dagaal khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay gobolka Mudug
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ...
Warkii oo dhan »Amb. Axmed Ciise Cawad: Xulufaysiga ay Soomaliya la sameysatay Masar iyo Eritrea waa mid aan sii socon doonin oo lagu degdegay
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ambassador Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in uusan wax badan s...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo beenisay inay Shabaabku la wareegeen tuulada Buulo Xaaji
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day ay kooxda Alshabaab ku doonayeen in ku qabsaadaan tu...
Warkii oo dhan »Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada Badhan ee gobolka Sanaag
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iy...
Warkii oo dhan »Dagaal u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed oo ka dhacay degmada Luuq
Isniin, October, 14, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka oo laba maleeshiyo beeleed Xalay ku dhexmaray gudaha magaal...
Warkii oo dhan »