Wararka Maanta
Wasiirkii hore ee Maaliyada Soomaaliya Bayle, iyo Siyaasiyiin kale oo ku biiray xisbiga Waddani
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biira...
Warkii oo dhan »Sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil galinki hore ee maanta loogu geystay gudaha magaalada Muqdisho sarkaal ka...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula qaatay magaalada Bujumbura dhigiisa dalka Burundi
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee Caas...
Warkii oo dhan »Wasiirka arrimaha dibadda oo 17 qof aan soo marin wasaaradda arrimha dibadda ku qoray la taliyayaal safaaradeed
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Amb. Axmed Macalin Fiqi, ayaa lagu eedeeyay inuu sifo sharci darro ah 17 q...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay uu halkaasi ka dha...
Warkii oo dhan »Dalalka ku bahoobay howlgalka ATMIS oo sheegay inay diyaar u yihiin howlgalka AUSSOM
Axad, October, 20, 2024 (HOL) - Itoobiya iyo dalalka kale ee ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ku sii wa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Uganda oo heshiis is-afgarad ah ku gaaray iskaashiga amniga labada dal
Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa heshiis is- afgarad ah ku gaaray iskaashiga amniga labada dal, iyadoo maga...
Warkii oo dhan »Hay'adda NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Galgaduud lagu dilay 40 Shabaab katirsan
Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaysay saaxiibada caalamka, ayaa sheegtay in ha...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo maanta la wareegtay shixnad gargaar ah oo ka timid dalka Turkiga
Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Waxaa maanta dekada weyn ee magaalada Muqdisho kusoo xirtay Markab weyn oo siday shixnad gargaar ah oo ka timid...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Uganda
Sabti, October, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta ...
Warkii oo dhan »