Wararka Maanta
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku gaaray heshiis ka kooban afar qodob
Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugn...
Warkii oo dhan »Gabdho Soomaali ah oo meydadkooda lasoo dhigay qeybo ka mid ah magaalada Nairobi
Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Meydadka laba gabdhood oo Soomaali ah ayaa saacadahii lasoo dhaafay lasoo dhigay xaafado ka tirsan magaalada M...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay in diyaaradaha ay soo iibsatay ay shil galeen
Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar lagu faafinayay baraha bulshada oo sheegayay...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo loo ansixiyay Mashruuc ku kacaya 100 Milyan oo doolar
Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Guddiga sare ee sanduuqa taakulada Qaramada Midoobay u qaabilsan gacan siinta dowladaha la dagaalamaya Isbadal...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo ka cudur daartay inay kasoo qeyb galaan wadatashiga Puntland ugu yeertay
Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda degaanada SSC-Khaatumo ayaa ka cudur daartay inay kasoo qeyb galaan w...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaal ka dhacay gobolka Galgaduud
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaano ku yaala bariga gobolka Galgad...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo warbixin kasoo saaray danbiyada dhacay sannadkan 2024
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa sheegay in 28,418 danbi ay ka dhaceen guud ahaan Somaliland sannadkan 2024.Taliyaha...
Warkii oo dhan »Puntland oo wadatashi ugu yeertay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa wadatashi ugu yeeray xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo l...
Warkii oo dhan »Kenya oo dib ugu celisay dalkeeda qaar kamid ah askarteeda ku sugnaa Soomaaliya
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo qeyb ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS...
Warkii oo dhan »Saylici: Haybada Qaranku Waxay ku Jirtaa Somaliland la wada leeyahay
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa ku baaqay in reer Awdal ay...
Warkii oo dhan »