Wararka Maanta

Howlgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya oo ka digay weerar ay qorshaynayan Burcad badeedda Soomaalida

Howlgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya oo ka digay weerar ay qorshaynayan Burcad badeedda Soomaalida

OCT 25, 2024

 Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Howlgalka Midowga Yurub ee ilaalada xeebaha  (EUNAVFOR) ayaa sheegay in koox cusub oo looga shakisan yahay...

Warkii oo dhan »
Daacish oo bishii magaalada Boosaaso kasoo xaraysa dakhli ka badan boqol kun oo dollar oo baad ah

Daacish oo bishii magaalada Boosaaso kasoo xaraysa dakhli ka badan boqol kun oo dollar oo baad ah

OCT 25, 2024

 Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in ay dakhli ka badan boq...

Warkii oo dhan »
Ganacsigii Soomaalida Islii oo maanta xiran iyo banaanbaxyo waa weyn oo halkaas ka dhacay

Ganacsigii Soomaalida Islii oo maanta xiran iyo banaanbaxyo waa weyn oo halkaas ka dhacay

OCT 24, 2024

Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - Waxaa maanta gabi ahaanba xiran goobahii ganacsiga ee suuq...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kusoo celisay 164 tahriibayaal ah oo Liibiya ku dhibaataysnaa

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kusoo celisay 164 tahriibayaal ah oo Liibiya ku dhibaataysnaa

OCT 24, 2024

 Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - 164-tahriibayaal Soomaali ah oo ku xayirnaa dalka Liibiya ayaa maanta si nabad gelyo ah dib ugu soo laabtay M...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Turkiga oo horudhac u ah markabka sahminta shidaalka oo lagusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho

Wafdi ka socda Turkiga oo horudhac u ah markabka sahminta shidaalka oo lagusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho

OCT 24, 2024

 Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Macanta xukuumadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiir Ku-xigee...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday warshadaha Turkiga

Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday warshadaha Turkiga

OCT 24, 2024

 Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - Dowladda  Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday warshadaha hawada sare ee...

Warkii oo dhan »
Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysna ka fuliyay gobolka Galgaduud

Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysna ka fuliyay gobolka Galgaduud

OCT 24, 2024

 Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howgal qorshaysan oo lagu dilay xubo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania

OCT 24, 2024

 Khamiis, October, 24, 2024 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Xalay kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanada  Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay heshiis muhiim ah iyo hindise Sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay heshiis muhiim ah iyo hindise Sharciyeed

OCT 23, 2024

 Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacab ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay h...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo beesha caalamka u sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka cusub ee AUSSOM

Soomaaliya oo beesha caalamka u sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka cusub ee AUSSOM

OCT 23, 2024

 Arbaco, October, 23, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay beesha caalamka in ay Soomaaliya yeelanayso hoggaaminta howlgalka cusub...

Warkii oo dhan »