Wararka Maanta

Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo

Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo

DEC 09, 2024

 Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa sheegay in been abuur ay tahay...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay faragelin Itoobiya ay ka wado gudaha dalka

Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay faragelin Itoobiya ay ka wado gudaha dalka

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ...

Warkii oo dhan »
Khilaaf u Dhexeeya Duqa Hargaysa iyo Qaybo kamid ah Bulshada oo Soo Shaacbaxay

Khilaaf u Dhexeeya Duqa Hargaysa iyo Qaybo kamid ah Bulshada oo Soo Shaacbaxay

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Waxa soo shaacbaxday in dadwaynaha ku dhaqan qaybo kamid ah xaafadaha Hargaysa ayna ku qanacsanayn waxqabadka Ma...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Baladxaawo kusoo bandhigtay ciidamo kasoo goostay Jubbaland

Dowladda Federaalka oo Baladxaawo kusoo bandhigtay ciidamo kasoo goostay Jubbaland

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Ciidamo katirsanaa Jubbaland oo ku sugan degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku biiray ciidanka xoogga dalka...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Xasan Yare oo Muddo laba bilood laga Mamnuucay Kulamada Golaha Shacabka

Xildhibaan Xasan Yare oo Muddo laba bilood laga Mamnuucay Kulamada Golaha Shacabka

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan Yare oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa la dul dhig...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Go'aamo Kasoo Saartay Shirarka Qabaa'ilka iyo Afxumada

Somaliland oo Go'aamo Kasoo Saartay Shirarka Qabaa'ilka iyo Afxumada

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in talaabo laga qaadi doono cidkasta oo ku kacda fal nabadgalyda waxyeelaya, afxumada i...

Warkii oo dhan »
Halyeeygii hore ee kooxda LLPP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Cantar Jeenyo oo Muqdisho ku Geeriyooday

Halyeeygii hore ee kooxda LLPP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Cantar Jeenyo oo Muqdisho ku Geeriyooday

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Halyeey kamid ah Ciyaartooydii Hore ee Xulka ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo isku dayaysa in xoog lagusoo furto markab laga leeyahay Shiinaha oo burcad badeeddu afduubteen

Puntland oo isku dayaysa in xoog lagusoo furto markab laga leeyahay Shiinaha oo burcad badeeddu afduubteen

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Puntland ayaa dadaal ugu jirta in si xoog ah lagu soo furto markab kalluumaysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaasoo...

Warkii oo dhan »
Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq

Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Kooxaha Mucaaradka ee dagaalka kula jiray dowladda Suuriya ayaa aroornimadii hore ee saakay shaaciyay iney la wa...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Xasan Yare oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Xasan Yare oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa raali gelin buuxda ka bixiyay ga...

Warkii oo dhan »