Wararka Maanta

Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq

Bashaar Al-Asad oo isaga baxay dalka Suuriya iyo Mucaaradka oo la wareegay Dimishiq

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Kooxaha Mucaaradka ee dagaalka kula jiray dowladda Suuriya ayaa aroornimadii hore ee saakay shaaciyay iney la wa...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Xasan Yare oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Xasan Yare oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka

DEC 08, 2024

 Axad, December, 8, 2024 (HOL) - Xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa raali gelin buuxda ka bixiyay ga...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhalinyaradii dhawaan ka badbaaday doomahii kula quusay Xeebaha Madagastar

Dowladda Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhalinyaradii dhawaan ka badbaaday doomahii kula quusay Xeebaha Madagastar

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay 47 Dhalinyaro oo dhawaan k...

Warkii oo dhan »
Kooxaha Mucaaradka oo shaaciyay in wax ka yar 20 KM u jirto Caasimadda dalka Suuriya

Kooxaha Mucaaradka oo shaaciyay in wax ka yar 20 KM u jirto Caasimadda dalka Suuriya

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Xoogaga hubeysan ee Mucaaradka ku ah  dowladda Suuriya ayaa shaaca ka qaaday iney qarka u saaran yihiin in...

Warkii oo dhan »
Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab Shiinaha laga leeyahay oo dalbaday madax furasho

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab Shiinaha laga leeyahay oo dalbaday madax furasho

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Kooxo burcad badeed ah oo qabsaday markab kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Caddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Caddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan”

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahf...

Warkii oo dhan »
30 Qof oo ku Geeriyootay dagaal beeled ka dhacay degmada Cadale ee G.Shabeelaha Dhexe

30 Qof oo ku Geeriyootay dagaal beeled ka dhacay degmada Cadale ee G.Shabeelaha Dhexe

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ugu yaraan 30 qof ay ku Geeriyoodeen dagaal beele...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Jubaland iyo kuwa Al shabaab oo ku dagaalamay Deegaanka Buula Xaaji ee Jubadda Hoose

Ciidamada Jubaland iyo kuwa Al shabaab oo ku dagaalamay Deegaanka Buula Xaaji ee Jubadda Hoose

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheerad ah ayaa laga helayaa Dagaal Khasaaro dhaliyay oo Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubala...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan: Axmed Madoobe 14 sano ayuu Jubbaland joogaa waligiis hal tuulo kama xorayn Alshabaab

Madaxweyne Xasan: Axmed Madoobe 14 sano ayuu Jubbaland joogaa waligiis hal tuulo kama xorayn Alshabaab

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa beeniyay eedeymaha sheegaya in dowladda Soomaaliya ay qors...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo shaacisay in ciidamadeedu duqeeyeen diyaarad ka dageysay deegaanka Raas kambooni

Jubbaland oo shaacisay in ciidamadeedu duqeeyeen diyaarad ka dageysay deegaanka Raas kambooni

DEC 07, 2024

 Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyay in galinkii dambe ee shalay hubka culus ee lidka diyaaradaha iney ku...

Warkii oo dhan »