Wararka Maanta

Wasiir Dhuumaal " Dowladda Fedaraalka waxay amartay in la isoo xiro ama aan ka baxo Jubaland"

Wasiir Dhuumaal " Dowladda Fedaraalka waxay amartay in la isoo xiro ama aan ka baxo Jubaland"

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal  ayaa sheegay isaga oo ku s...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya ay bilowday iska horkeenida Beelaha dega Gobolka Gedo

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya ay bilowday iska horkeenida Beelaha dega Gobolka Gedo

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay tallaabooyin ay sheegtay in Itoobiya ay ka waddo Gobolka Ged...

Warkii oo dhan »
Meydka Senator Gaagaab oo Muqdisho laga soodejiyay iyo aas maanta loogu sameenayo Gaalkacyo

Meydka Senator Gaagaab oo Muqdisho laga soodejiyay iyo aas maanta loogu sameenayo Gaalkacyo

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Waxaa maanta Garoonka Aadan Cade laga soo dejiyay Meydka Alle ha u naxariistee Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaag...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo hakisay dhammaan duulimaadyadii rakaabka ahaa ee tagi jiray Gobolada dalka

Dowladda Federaalka oo hakisay dhammaan duulimaadyadii rakaabka ahaa ee tagi jiray Gobolada dalka

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Wararka aynu helayno ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hakisay dhammaan duulimaadyadii rakaabk...

Warkii oo dhan »
Haweeney Soomaaliyeed oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Nabadda Haweenka ee IGAD

Haweeney Soomaaliyeed oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Nabadda Haweenka ee IGAD

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Soomaaliya ayaa loo doortay Guddoomiyaha Madasha Nabadd...

Warkii oo dhan »
Xeerka Ciisaha oo lagu daray xeerarka caalamiga ah ee u diiwaan gashan UNESCO

Xeerka Ciisaha oo lagu daray xeerarka caalamiga ah ee u diiwaan gashan UNESCO

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Xeerka Ciisaha, oo ah xeer dhaqameed afka ...

Warkii oo dhan »
Burcad-badeedda Soomaalida oo markab kalluumaysi oo laga leeyahay Shiinaha ka afduubatay xeebaha Puntland

Burcad-badeedda Soomaalida oo markab kalluumaysi oo laga leeyahay Shiinaha ka afduubatay xeebaha Puntland

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Burcad-badeed hubeysan ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socde...

Warkii oo dhan »
NISA oo shaacisay howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

NISA oo shaacisay howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

DEC 06, 2024

 Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo ka d...

Warkii oo dhan »
Xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooyinka ka dhaca badaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho laga daah furay

Xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooyinka ka dhaca badaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho laga daah furay

DEC 05, 2024

Khamiis, December, 5, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda daah furka xarunta badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooy...

Warkii oo dhan »
Muwaadin Soomaaliyeed oo maanta lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo maanta lagu dilay dalka Koonfur Afrika

DEC 05, 2024

 Khamiis, December, 5, 2024 (HOL) - Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa deegaanka Gugulethu oo ka mid ah deegaanada hoostaga ...

Warkii oo dhan »