More Articles
Sabti, December, 17, 2022 (HOL) - Diyaarad kuwa qaadka keena ayaa goor dhowayd ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud, wax yar kadib markii ay isku day day inay kasoo dagto halkaas.
Warkii oo dhan
Jowhar (HOL) - General Mohamed Talil Bihi, the commander of Somalia's land forces, paid a visit to soldiers and elders in Middle Shabelle, not far from where Somali forces killed 88 Al Shabaab fighters.
Full Story
Mogadishu (HOL) - Somalia's Lower House Parliamentary Speaker, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, on Friday morning denied reports that he accepted the parliamentary seat HOP086 won by former NISA chief Fahad Yasin.
Jimco, December, 16, 2022 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu beeniyay warqad saacadahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafinaayay baraha Bulshada, taasoo sheegaysay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci ahaan u aqoonsaday doorashada kursiga HOP 086.
Khamiis, December, 15, 2022 (HOL) - Wasiirka amniga maamulka Jubbaland, Sareeye gaas, Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal, ayaa ugu baaqay dowladda federalka Soomaaliya inay baaritaan ku sameyso dilka taliyihii hay’adda nabad sugida gobolka Gedo, Bakaal Kooke.
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday visited Adan Yabal, a town in Middle Shabelle region, about 220 kilometres north of Mogadishu, which was recently liberated from the jihadist group Al-Shabaab.
Arbaco, December, 14, 2022 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo caawin ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa 28 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay tuulada Juxaay oo hoos tagta degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe.
Galkayo (HOL) - Two Al-Shabaab members responsible for the murder of clan elder Abdiqani Hassan Wallore, who was assassinated in Galkayo in June of this year, were given the death penalty by the Puntland military court.
Talaado, December, 13, 2022 (HOL) - Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee xukuumadda Soomaaliya, xildhibaan Khadiijo Maxamed Almakhsuumi, ayaa walaac weyn ka muujisay kaydka dhuxusha ah ee Jubbaland.
A group of Somali police officers, who completed a training programme in Djibouti, returned to Mogadishu on Sunday, state-owned Somali National TV reported.
Jigjiga (HOL) - An Ethiopian federal police officer was sentenced to death on Monday by a military court in Jigjiga for the shooting death of Somali region MP Juweria Subcis in late October.
Isniin, December, 12, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo.