11/18/2025
Today from Hiiraan Online:  _

Somali News Update

Tuesday - November 18, 2025



Wararka Maanta

Talaado, November 18, 2025





Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Monday - November 17, 2025

Manama (HOL) — Somalia’s national football team will take on Bahrain in a friendly match Monday at 6:30 p.m. at Bahrain National Stadium, a key test for both sides as they prepare for upcoming regional competitions.

Full Story

Wararka Maanta-Isniin, November 17, 2025

Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa beesha caalamka u diray codsi ku aaddan in daneeyayaasha doorashada ay ka qeyb qaataan dardargelinta dhammaan heerarka kala duwan ee geedi-socodka doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 16, 2025

Axad, November 16, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale adkeysay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada macdan-qodista sharci-darrada ah ee ka socda qaybo kamid ah dalka, kuwaas oo ay sheegtay inay ku lug leeyihiin shakhsiyaad iyo shirkado Soomaali iyo ajnabi isugu jira.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - November 16, 2025

Mogadishu (HOL) — Somalia’s defense minister says the country’s new E-Visa system has significantly disrupted the movement of ISIS fighters into the Calmiskaad mountains, a remote hideout in the country’s northeast.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, November 15, 2025

Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay digniin culus oo ku wajahan ammaanka Soomaaliya, kaddib markii warbixin rasmi ah oo ay soo gudbiyeen Khubarada Qaramada Midoobay ay muujisay in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay si weyn u ballaarisay xiriirka iyo wada shaqaynta ay la yeeshay Al-Shabaab, taas oo khatar cusub oo istaraatiiji ah ku keentay Geeska Afrika.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - November 15, 2025

Mogadishu (HOL) — Somalia’s electoral commission began issuing voter cards in the capital on Saturday, marking a rare and significant step toward local council elections in a city long defined by conflict, displacement, and political uncertainty.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, November 14, 2025

Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku saabsan suurtaglnimada in kooxaha burcad internet-ka ay dhex-galeen nidaamka dal-ku-galka danabaysan (E-Visa) ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - November 14, 2025

Mogadishu (HOL) - The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia on Thursday approved two Memoranda of Understanding (MoUs) with the Kingdom of Saudi Arabia aimed at strengthening cooperation in the fields of media and culture.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, November 13, 2025

Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa sheegay in Premier Bank Somaliland aanu wax door ah ku lahayn heshiiska lacag ururinta ee adeegga E-Visa ee dowladda Soomaaliya hirgelisay, qoraal banigaga kaasoo baxay ayaa lagu sheegay in heshiiskaasi uu si gaar ah uga dhacay Muqdisho, isla markaana aanay wax xidhiidh ah la lahayn nidaamka maaliyadeed ee Somaliland.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - November 13, 2025

Mogadishu (HOL) - Former Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo returned to Mogadishu on Thursday after more than two years abroad.

Full Story

Somali News Update -Wednesday - November 12, 2025

Mogadishu (HOL) - Somali Future Council has warned federal government leaders against taking actions that violate the country’s Interim Constitution and threaten the existence of the state and the federal system in Somalia.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, November 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa uga digay madaxtooyada Soomaaliya tallaabooyinka aan waafaqsanayn Dastuurka Kumeelgaarka ah ee dalka, isla markaana khatar ku ah jiritaanka dowladnimada iyo nidaamka federaalka ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan


« previous1234567...337338next »

3:34:50 PM
Contact: [email protected]