5/21/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Arbaco, May 21, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, May 20, 2025

Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii gu horraysay muddo dheer kaddib ka fulinaysa gudaha Puntland mashaariic horumarineed oo dhaqaalaha ku baxayo uu bixinayo Bangiga Adduunka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 19, 2025

Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Dowladda dalka Jabuuti ayaa bilawday xariga iyo masaafurinta muwaadiniinta Yemen iyo kuwa Soomaalida iyo dadka kale ee u dhashay Ethiopia, kadib markii ay ku xad gudbeen sharciga degenaanshaha iyo shaqada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 18, 2025

Axad, May 18, 2025 (HOL) - Xiisad ka dhex aloosan ciidamada PSF ee Puntland iyo maamulka gobolka Mudug ayaa ka taagan magaalada Gaalkacyo, taasoo salka ku haysa howlgallo amni oo ay ciidamada PSF habeenadan ka wadeen magaalada Gaalkacyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 17, 2025

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa laga helaya dil maanta loo geystay Taliyihii guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Salaad Xujaale.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 16, 2025

Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in uu cod u qaado hirgelinta qaabka maalgelinta "hybrid" ee lagu taageerayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelay ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 15, 2025

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - 103 Xildhibaan oo ka tirsan labada aqala ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka isaga dego.

Warkii oo dhan


« previous1234567...307308next »

Contact: [email protected]