Wararka Maanta
Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in qeybinta kaararka codbixinta ee Muqdisho ay bilaabanayso toddobaadka soo socda
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in qeybinta kaararka codbixinta ee dadka deggan gobolka Banaadir ay...
Warkii oo dhan »Madaale oo si kulul uga horyimid magacaabista Muungaab ee musharaxa xisbiga JSP ee duqa Muqdisho
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si cad uga horyimid magacaabista duqa...
Warkii oo dhan »Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay tallaabooyin lagu sheegay inay halis ku yihiin dowladnimada iyo hanaanka Federaalka
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa uga digay madaxto...
Warkii oo dhan »Haweenka ka qaxay colaada gobolka Darfur ee Suudaan, oo sheegay in layskugu daray kufsi iyo dil
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Haween badan oo ka soo barakacay magaalada Al-Fashir ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ay la ...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo qaaday talaabo la xariirta dilalka iyo dagaal beeleedyada ka dhaca Shabeellaha Hoose
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay...
Warkii oo dhan »Puntland oo dishay sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa miinooyinka
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooy...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo sheegtay in 148 qaxooti Soomaali ah oo kabaxay Yemen ay soo gaareen Muqdisho
Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in 148 qaxooti Soomaali ah oo horey ugu noolaa dalka Yemen ay si nabad ah...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinacyo kala duwan taabanaya
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, iyo dhiggiisa dalka Aljeeriya, Cabdulmaj...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in diyaarad aan oggolaansho ka haysan aanay isticmaalin doonin hawadeeda
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sii xoojisay go’aamadii ay hore u soo saartay, iyada oo sheegtay in shirkadaha d...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wadahadlay Amniga iyo Maalgashiga
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xa...
Warkii oo dhan »