Wararka Maanta
Isbitaalka Aga Khan University Hospital (AKUH) iyo diyaarada Kenya Airways oo iska kaashanaya fududeynta safarrada caafimaadka ee Africa
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Isbitaalka Aga Khan University Hospital (AKUH) iyo shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways (KQ), oo ay ku j...
Warkii oo dhan »Sheekh Aadan Madoobe oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Sharci-dejinta Bulshada Bariga Afrika
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah...
Warkii oo dhan »Galmudug oo beenisay in Dowladda Federaalka ay ciidamo kasoo jeeda Puntland ku tababarto Koonfurta Gaalkacyo
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Galmudug ayaa beenisay eedeymo kasoo baxay Puntland oo ku saabsan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamo ku tab...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Sheegay in La Jabsaday Nidaamka E-Visa ee Soomaaliya, Lana Xaday Xogta Kumannaan Qof
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku saabsan suurtaglnimada in kooxaha b...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Wala-weyn
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa u diray baaq...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo sheegtay in taageeradii beesha Caalamka ee yaraatay ay saameyn ku yeelatay kobaca dhaqaalaha Dalka
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay g...
Warkii oo dhan »Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo la la’yahay kadib markii dooni ay saarnaayeen ku degtay xeebaha Libya
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 42 qof ayaa loo maleynayaa inay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay toddobaadk...
Warkii oo dhan »Taliska Daraawiishta Jubbaland ee Degmada Doolow Oo Soo Saaray Amarro Cusub Oo Lagu Adkaynayo Amniga
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Taliska Daraawiishta Jubbaland ee degmada Doolow ayaa soo saaray amarro cusub oo ku socda bulshada ku nool degmada iy...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Uganda oo dalbaday in Badda Hindiya laga siiyo marin biyood
Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in dalalka leh xeebaha ee Afrika ay noqdeen kuwo "danaysta...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in Premier Bank Somaliland aanu wax lug ah ku lahayn adeegga E-Visa ee Soomaaliya
Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa sheegay in Premier Bank Somaliland aanu wax door ah ku lahayn heshiiska lacag...
Warkii oo dhan »