Wararka Maanta
Ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Ciidamada Daraawiishta maamulka Galmudug ayaa xalay howlgal qorsheysana ka fuliyay deegaanka Ceel lahelay ee dhaca bar...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka digtay in la isticmaalo adeegga E-VISA oo ay sheegtay in uusan sugnayn amni ahaan
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ugu baaqday dadka u socdaalaya degaanadeeda ee wata baasaboorrada ajnebiga ah in aysan adeegsan adeegga ...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari oo xayiraad safar kusoo rogay dhalinyarada ka yar da'da 30 jirka
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xayiraad cusub oo lagu adkeynayo safarka dadka da’doodu ...
Warkii oo dhan »Howlgallo lagu dilay in kabadan 50 Dagaalame Al shabaab ah oo ka dhacay Jamaame
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kumaandooska Danab aya...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka oo ka digay xiriirka cusub oo u dhexeeya Xuutiyiinta Yemen iyo Al-shabaab
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay digniin culus oo ku wajahan ammaanka Soomaaliya, kaddib markii...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo kormeer ku tagay xarunta Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Guddiga Mada...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday iney qaadeyso dagaal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta guddoomiyey s...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in hadda kadib aan dal-ku-galka Soomaaliya lagu xujayn doonin dadka u safraya Hargaysa
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in hadda kadib aan shacabka Somaliland lagu xujayn doonin in ay qaataa...
Warkii oo dhan »Sirdoonada Shisheeye oo Soomaaliya Ka Baxay Kaddib Markii La Sheegay in La Jabsaday Xogta E-Visa-ha
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Warbixin ay qortay Daily Express, oo ah warbaahin laga leeyahay Maraykanka, ayaa sheegaysa in in ka badan 60 khabiir ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Turkiga oo Xoojinaya Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ...
Warkii oo dhan »