Wararka Maanta
Howlgallo lagu dilay Xubno ka tirsan Alshabaab oo ka dhacay gobollada Mudug iyo Bakool
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Wararka ka imanaya gobollada Mudug iyo Bakool ayaa sheegaya in howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ay ciidamada ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka taageeray in ciidamo caalami ah la geeyo Gaza
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ay Maraykanku diyaariyeen oo taageeraya qorshaha 20-qodob...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Federaalka oo Bilowday Mideynta Nidaamyada Dowladda
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Guddiga Dowladnimada Danabeysan ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xam...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka Bakool
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo 7 cishe u qabatay dadka uga guuraan tuulooyinka ku dhow togga Baallade
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Puntland ayaa dadka ku nool tuulooyinka ku dhow togga Baallade u qabatay toddobo maalmood inay kaga guuraan d...
Warkii oo dhan »Xulka kubadda cagta Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray Bahrain
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa soo afjaray muddo dheer oo guul la’aan ah, kadib markii ay 2–1 kaga ad...
Warkii oo dhan »Booliiska degmada Dhoobley oo shaaciyay iney gacanta kusoo dhigeen nin Gowracay wiil 14 sano jir ahaa
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan inuu gowracay...
Warkii oo dhan »Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka oo Baaris ku Bilaabay kiiska Muwaadin Cabasho ka Gudbiyay Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku ...
Warkii oo dhan »Duqeymo culus iyo weerar toos ah oo lagu qaaday ceelka Baarakalaah oo ah fariisin weyn oo ay Daacish laga saari waayay
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday deega...
Warkii oo dhan »Xulka Soomaaliya oo Caawa La Ciyaaraya Baxrayn Kahor Kulanka Jiibouti ee Isreebreebka Koobka Carabta
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa oo Isniin ah, saacaddu marka ay tahay 6:30 fiidnimo, kulan saaxiibtinimo oo xira...
Warkii oo dhan »