Wararka Maanta
Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah loo...
Warkii oo dhan »Golaha Aqalka Sare oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubn...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kula kulmay dhigiisa Kenya
Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan maga...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo guddoomiyay shir looga hadlayey arrimaha doorashooyinka
Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey...
Warkii oo dhan »Puntland: Mashaariicda caalamiga ah oo hoos u dhacay 57%
Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac ku yim...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Somaliland oo go'aamo dul dhigtay shirkadaha bixiya adeegga internetka
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba sharci-darro ku tilmaantay korodh ay shirkadaha isgaadhsiintu ku sameeyeen ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Qorsheynta oo maaanta Muqdisho ku qabatay Shirweynaha Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabat...
Warkii oo dhan »Cilad Ka dhalatay Cloudflare oo saameysay Hiiraan Online iyo adeegyo caalami ah
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Shabakada wararka ee Hiiraan Online iyo dhowr adeeg oo ku shaqeeya adeega Dijitaalka ayaa maanta oo Talaadado...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dadka hubka sida sharci darada ah ku dhex qaata gudaha magaalada Baledweyne
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada amni daro ee ka...
Warkii oo dhan »Soomaaliya Oo Daahfurtay Geedi-socodka Habka kasii Foojignaanta Masiibooyinka
Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), ayaa si rasmi ah u daahfurtay Geedi-socodka Habka Kasi...
Warkii oo dhan »